Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin macalin ah aan aqaano oo wada joogno guri sar ah oo weyn , ku leeyahay horta anaa baraayay caruurta qur’aanka kariimka , igu wareeji hadda iyo waxii ka dambeeya xaaskeygana way ila socotaa , maxay noqoneey . Jawaabta: Inshaa Allaah khayr iyo barako […]
Riyada anoo Jaamacad galayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Jaamacad tagayo oo aan kuliyad dookhanayo waxaan u tagay macalin Biology Ii dhigi jiray oo xafiis fadhiya anaga oo badan ninkasta kuliyad ayaa loo Soo bandhigayaa wuu qaadanaya wuu baxayaa dhowr qof markay sidaa ku baxeen aniga waxaan dooranayaa kuliyad aan Jaamacada Laga helin waxaa la I leeyahay […]
Riyada macalinka oo kusoo wacayo maxay tahay

Su’aasha: Waxaan arkay nin macalinkeyga ahaa , asagoo isoo wacay , imaaw jaamacad hibil , waxaa joogo macalin saalax oo an aqaano , kawaranba ! Jawaabta: Inshaa Allaah qof aad is garan jirteen oo aadan waqti dhow war ka helin ayaa war kaa soo gaaraya, sida riyada laga fahmayo, ama xagga waxbarashada ayaad war cususb […]
Nin ku riyooday asoo macalin guriga la jooga

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay nin kale oo macalin ah , oo is yaqaanaan , ninka gurigiisa wada joogaan labadooda, waxuu dhahay ninka waan baxaa , macalinka waxuu dhahay adiga allaah ku caafiyo horta , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu la kulmi doono mashaakil taasna waxaa laga fahmayaa hadalka macalinka oo tilmaamaya […]
Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantahay ,waxaan ku arkay nin macalin qur’aan ah oo garanayo masjid dhehdiisa ku jirno , asaga oo ku akhrinaya qur’aan qof,anigana hortiisa taaganahay, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid dantaada oo Ilaahay kuu sahli doono muraadka aad leedahay waa khayr iyo bishaaro, quraanka waa kalaamka […]
Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday 2 wiil iyo gabadh yar yar oo walalahey eh oo meel fadhiyaan hortooda waxa fadhiyo nin imaam masajid eh ilmaha dhib looshin aye ahayen side uga amarqaten ayan layabay dadkaan caadi mahan wan layabay ano leh ayan kaso tagay xaafada ayan ku […]
Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya […]
