Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno

Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno Su’aasha: Waxa ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno mar xita waxa ku riyoday anako is gursaneno ani runti waka naxa marka ku riyodo majecli mar mar waxa is dhahaa amo sheydaan yahay lkn salad suwax kohor aa arkaa […]
Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka Su’aasha: Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama […]
