Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Su’aasha: riyada waxay aheed wiil iladhashay ilmo habo yar nahay baa waxaan katuuray meel darbi oo zaaid udheereen markaan meshaas katuuray cabaar kadib waxaan dhaha wiilka madhintay hala fiiriyo kadib waxaa laidhahaa waa noolyahay madhiman lkn markaan tuurayay dhimasho ahaan ayaan utuuray oo wu dhintay islaha gadaalna waa kacabsanayay inuu dhinto hadana isla riyada dhexdeeda […]
Riyada Elon Musk talo i siiyay oo marka aan faaiday

Su’aasha: asc sxbyaal karaamo io sharaf korkiina. “Riyada wxee kabilabatay anigoo elon musk lajooga oo aan dhahayo businesskeega wuu socon la yahay asna hal daqiiqo in kayar uu businesskeega ku indho indheena kadibna waxas kaqaldn uu dhaha islamarkaasba faaidaa iibilaabatay intaan xasuusto 100k dllar kor udhaafeysa helay wan umahadceliyay oo kasoo tagay hadana isla riyadi […]
Riyada qof lacag nasiib ku helayo

Su’aasha: asc daruur team alle haidin sharfo. Riyada waxaan ku arkay aniga io 2walalo nahay wiil iyo gabar ila dhasheen waxaan kujirnay qolkeena udambeya ee gudaha kadib walalka iga ween ayaa wuxuu noo sheegaa inuu nasibkiisa kusoo helay 2k dollar oo ciyaaro ayuu soo saadaaliyay sida 1xbet kadibna lacagtaas ayuu helay lacagta uudhigtay waxee aheed […]
Riyada ilmaheyga awoowgood lacag i siinayo

Riyada ilmaheyga awoowgood lacag i siinayo Riyada: Asc walal waxan ahay hooyo single ah oo ilma hesata…. waxan ku riyooday ilmaheyga awoowgood oo lacag boqol dollar oo xanshi ah isoo tagayo anoo u bahan aa ka qadanaya hadana miiska u saraya o.meshasha uga soo taga asaga i leeyhay qado. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli […]
Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.
Riyada anoo caruur sita oo duruufeysan

Su’aasha: Riyo ano caruur sita ee darufeysan oo arkay labo dumara oo cayilan oo lacag qeeybinaya wan daba galay oo racay u imaday ayago mel fadhiya mid ayaa iga tagtay boqol .dolar ti kala tiri hasin uma baahnee ane wan ka xumaday.taas. Jawaabta: Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa in Alle aad u dhowaan doonto oo […]
Riyada qof hanti badan leh

Su’aasha: Asc, waxaan arkay qof aan aqaano oo allaah udhiibay hanti badan ku wareejinaayo buug xisaabaatka ganacsi, mana ne dhexmarin wax shaqo ah weligey oo hantidiisa , maxaa la dhihi karaa idinkoo mahadsan . Jawaabta: Aragtida ninka hantida leh astaan waxay u tahay nasiib fiican waxaa kaloo la dhahaa hadduu deeqsi yahay riyada waxay tilmaamaysaa […]
