Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay

Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xajka ayaa waxaan ku soo tukaday masaajid markaan soo baxay waxaan arkay dadkii oo raadinaya kabo ay xidhnaayeen ani kabihii aan xidhnaa markiiba waan helay kabadh ayay ku jireen kabo dhaadheer ayay ahaayeen waxa yimi gaadhi wayn oo kabihii la […]
Riyada kabo qurux badan aan isku fiirfiirinayo

Riyada kabo qurux badan aan isku fiirfiirinayo Riyada: Riyada kabo qurux badan oo saantal ah dagan on isku fiirinayo hal kab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhaqanka ninkaaga inuu fiicnaanayo Wuxuu la imaan doonaa dhaqan wanaagsan oo aad ku farxi doonto Riyada kabaha markay ku riyooto qof xaas ah ninkeeda ayaa lagu fasiraa. Halkan ka […]
Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso Riyada: Wll xalay waxaan ku riyoonayay anoo magalo gaari karaacay oo gaarigu uu duulayo markaalada kasiii baxaynay waxan galay Jid jaam ah ama saxmad sidaad utaqaanoba markaa wuu duulay sida diyarada markaa meel nadiifuu dawada ka qabsaday markaan magalada ka abaxnay waxaan aragnay ay duur ama yay ay […]
Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Riyada: Asc bahda daruuro wll gabar walashey ah waxay ku riyootay iyadoo guri uu ninkeedu kitaabta ku aqriyo aaday oo markay guriga har istaagtay 7 habrood kasoo baxeen guriga barandaiisa fariisteen ninkeediina kasoo baxay guriga isagoo 7 shandarawo wata barandaduusaaray shandarawoyin markaa waxaa imaday 2 naag oo dhalinyaro ah waxayna ka qaateen kabaheedii isii markay […]
Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya

Su’aasha: Asc wr wbr; Riyada waxay kusaabsantahay wiil aan garanayo ayeenu tartan orod wada galnay orodkeega zaaid ayuu ahaa oo wiilka aan latartamayay wuxuu dhahayay subxana allah orodkaaga waa zaaid laguma qaban karro oo anigaa orodka kaga horeeyay kadib wuxuu bilaabay inuu kab iisoo baxsado oo iiga cabsiiyo anigana kabta sida bahal ookae uga cabsanayay […]
Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey walashey oo kabo cusub so iibsatey kadib kabihi ayan xidhay isku eegay isla riyada dhexdeeda waxa no timid gabadh nin ka cabaneysa ay jeceshy waxa ilaso hadashey telefonka gabadh kle oon aqano waxa da,aayey roob si an roobka u dhafiyo wan so baxay guriga hortisa mise roob badan aya […]
Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha

Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo dacas la aan socdo hadana qofkasta uu i weydiinaayo dacaskeyga anigana aan raadinayo meel kabo lagu gado dareemayo xanuunka kab la aantu leedahay bal midaasna iifasir Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wax inaad waayi doonto waxay noqdaanba riyada kabaha aad la’dahay waa arrin murugo leh […]
