Riyo kabo buudh aan soo iibsan rabo
Riyada:
salaam sheekh waxaan ku riyooday aniga iyo walaashay oo tagnay suuqa walaashay ayaa waxay doonaysaa inay iibsato kabo markaan tagnay waxaan tagnay meherad kabo oo laga buuxo markii ayaa la furay waan ka waynay kabo fiican waan ka soo baxnay meel kale ayaan tagnay kabo buudh oo midab buni ah ayaan ka helay se walaashay ayaa nacday

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nin adiga ku rabo inuu ku guursado.
adigana la yaabo inaad ku qanacdo, laakin walaashaada ayaa kaa reebayso.
Haddii nin uu jiro aad guursan rabto ama aad xiriir la leedahay iska hubi
The dream indicates a man who wants to marry you.
You may be satisfied, but your sister is stopping you.
If there is a man you want to marry or are in a relationship with, check it out.
