Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahay oo asagana i jecel

Su’aasha: Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahy oo asagana i jecel lakin wax xariir ah nagama dhaxeeyaan oo gurigeena imaady lkn aanan la hadlin oo gabar iga yar ee leedahay wan kugu so wacaa markaa buu leeyahy maya ee iska daa sidaasna ku tagay pal ii fasira riyadaaz. Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa wiilkaas iyo […]
Gabar ku riyootay cuncug ka saqiiray

Jawaabta: Asc riyo waxan kuriyoday waxa iwaday waxanan garanen oo la igeeyay wil yar oo iga saqiray ayan kahor sicadiya saqirkiyo kujira meelkulel badan oo waxana umoda in laforneyay o ladubay aad ayan uqalqala markas wll ifasira wanlayabe Su’aasha: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inaad la kulmi doonto, go’aanno qaldan inaad qaadan doonto, waa digniin iska […]
Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday habeen dhexdaas anigoo cayaarsiinaayo ilmo yar oo aan dhunkanaayo isla riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay inaan canuga dhalay markaasa jacaylka aan ilmaha yar u qabo darteed aan la ilmeeyey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Waa bishaaro inshaa Allaah mustaqbalka farxad iyo barwaaqo ayaad ku noolaanaysaa, riyada ilmaha la cayaarsiinayo waa farxad […]
Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo kadib masaasad afka usaaraayo wali uu ooynaayo kadib daaqad iga ag dhaweyd markaan furey ayuu aamusey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajhi doonaan arrimo adag oo murugo kuu keenaya, laakin wax yar kadib waad ka gudbi doontaa inshaa Allaah.
Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WIIL YAR OO AAN DHALAY OO WIIG JIRA SARIIRTA KU CIYAARSIINAYA WAANU BOOD BOODAYAY ISAGOO CIYARAYS ISAGOO AAD U QOSLAAYA OO AANU WADA FARAXSANAHAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysaa nolol raaxo iyo farxad leh, […]
Riyada cunug yar oo afka xaar la galay

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay canugii afka gashtay canug yar kale dabadiisa oo ka socoda xaar , canugii yaraa afkiisa iyo […]
Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog aan isku dayaayo in aan kabaxsado meeshas Kadib ninka meesha masuulka ka ah aan la hadlayo anaana laaluush isku fahmeyno 200$ ayaan siinayaa kadib aniga ayaa si dhuumasho la igu soo deynayaa riyada dhaxdeydane waxaan kusii arkey aniga oo wiil yar wada […]
