Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Su’aasha: Sheik Markan dukaday habeenka jmcaha so galeysay ee bishi kowad 2021 salatul leylka tukaday oo an suratul baqara aqriyay baan kuduceystay (رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْـزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ) ( رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ ) Kadib saliga nabiga saliga ibraahiimiyada kadib ban seexday waxan ku riyoday nin magaciisa la yiraahdo dalmar […]
Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha: Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay. Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay. Jawaabta: Riyadan waxay […]
Riyada dharkaaga oo qof kale xiranayo

Riyada dharkaaga oo qof kale xiranayo Su’aasha: Slam, Waxan ku riyooday dharkaygii oo uu qofkale xidhay . Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo dharkiisa oo qof kale xirtay riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka iyo jacaylka ka dhxeeyo labada qofood. Marka riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa xiriir fiican, haddii nin iyo naag ay yihiin waxaa dhici karta in […]
Walaalkey oo gabar aan la doonay aan ku riyooday

Su’aasha: Waa ku salaamay walaal waxaana kaaga mahad celinayaa qaabka aad iigu macneyso riyooyinka aan kuu soo gudbisto marwalba waxaad iga mudantahay sharaf iyo cizi inkastoo aan aqoon waxaad tahay nin iyo naagba hadana waa ku mahadsantahay sidaad fariimahayga ugu soo jawaabto marwalba. Walaal waxaan riyo ku arkay aniga iyo qoyskeyga oo aan gabar u […]
Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso Su’aasha: Walaal waa mxay tahay fasirka riyada adigo guursanaya qof aad taqaano laakin wax aadan xiriir walaalnimo mooye wax kale idink dhaxayn shukran. Jawaabta: Riyada guurka inta badan kuma furanto guurka laftiisa, macne kale ayay yeelanaysaa. Gabar aan xaas ahayn hadday ku riyooto iaydoo guursanaynso qof ay […]
Riyada qof yar oo naag guursanayo

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo booqonaya wiil aan aqaano gurigooda tagaya waxana arkaya wiilka oo guursaday oo uur loo leeyahay wiilka waan aqaana xaas malahan mana gaarin in uu guursada marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuu kusoo socdo nololosha qofka doobka ah aad ku riyootay […]
Riyada guurka gabar ama hasaawaha

Riyada guurka gabar ama hasaawaha Su’aasho: asc walal mar walba waxan ki tiyooda ninkeyga oo guursanayo gabar marna waa mid aan aqano marna waa mid aan aqoonin ugu dambeytii waxan ku riyooday ninkeyga oo la hasawayo inan yar marka wax ka weydiiyana jawab an habonen iga siinaya. Jawaabta: Riyadan waxaa dhici karta inay tahay riyo […]
