Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.?? Jawaabta: Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno. sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa […]

Fasirka riyada xafladda arooska

Fasirka riyada xafladda arooska

Fasirka riyada xafladda arooska Su’aasha: Asc walal riyadaan maxa lagu fasiraa waxan arkay anigoo jooga goob aroos ama aan aroos qabno dadkii oo dhan cilaan aya u saaran aniga ima saarna kaliya hal gacan dusheeda aya dhibic dhibic yaroo cilan ah ii saran tahay lakin waxn dhahay maa cilaan fican lay saaro sida dadkan oo […]

Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Su’aasha: Asc wll Walal waxan ahay Xaasle goor dhaw guursday hadana uur loo leeyahay balse xalay waxan ku riyooday anoo xaas labaad guursaday hadana ku faraxsan xaaskeygna ay raali iiga tahay waxana guursaday naag qurxoon aan somali laga helin. Jawaabta: Qofka hadduu riyo ku arko asoo naag labaad guursanayo waxyaalo badan ayay noqon kartaa, laakin […]

Fasirka riyada guurka qofka dhintay nin iyo naagba

Fasirka riyada guurka qofka dhintay

Marka hore riyada guurka waxaa ka horreeya xaalka qofka riyada arkay in la ogaado . guud ahaan riyada xaalka ayay u noqonaysaa, xaaladda uu ku jiro qofka arakayo. haddii uu yahay doob ama xaasle ama lab ama dheddig ama qof yar ama qof weyn ama naag uur leh ama naag garoob ama gabar bikro Haddii […]