Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo

Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo Riyada: Asc walal Waxan ku riyoday wiil aan Asxaab caadi nahay xirir nagama dhexeyo waxan ku riyoday isago ii guursaday Lkn jacayl uma qabo kadib maalmo Guriga aanla joogo aanka diday galmadi kadib fursad isii ayan ku dhahay wuu ii siyaay waxa ugu war dambaysay […]
Riyada arooska gabar aad garanayso

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak 1 waxaan ku riyooday aniga oo doonay gabadh dabadeed hudheel kii ay xaasku igu sugaysay goor fiida imid anoo wada gaadhi land cruiser oo madaw ah iyadoo barxada hudheelku doog leedahay ayaan soo istaagay roob ayaana da’ayay anoo faraxsan ayaan koray jaranjaro dheer 1 waxaan ku riyooday anigoo […]
Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

Su’aasha: Asc wll xalay waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar ay habaryartay dhashay waliba afka ayaa iska dhuuqaynay dhebteeda ayaan ku jiifay markaasna waxaan umalaynayaa in dhiiga caadada ay qabtay oo dhiig ayaa iiga soo uraayay dhabteeda Habaryartayna ayada arinka way ka xumeed oo way diidaysay lkn gabdha way igu qanacsanayd gabdhahana […]
Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Riyada anigoo Guursaday gabadh aanan garayn oo maqsinkii hurdada sariirtii kuwada fadhina oo aad u faraxsan kadibna intaan sariirtii kasoo dagay Aan bathka galayoon kusoo maydhay Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaanaya, qofkii arko asoo guursaday waxay ka dhigan tahay inuu nolol cusub galay, sidoo kale guurka […]
Riyada gabar lagu darayo qof aysan rabin

Su’aasha: Waxan ku riyoday anigo ley guursadey ninka i gursadeyna kuma faraxsani xitaa jirkeyga inu Taaabto wan ka dhumanaa isagana wu iqadariyaa kaaga darane marku ibahdo wax mashqulsan ayan iska dhigaa ano dhahayo maxeythy nolashaan naxdin iyo ohin ayaan laso toosey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaan doonaan arrimo aadan rabin oo lagugu […]
Riyada gabadh habaryar dhashay oo la guursaday

Su’aasha: Waxaan salaamay hawlwadeenada pagekan, marka labaad waxaad ii fasirtaan waxaan ku riyooday gabadh aanu habarwadaag nahay oo habaryartay dhashay oo la guursaday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo dhowdahay farxad iyo wanaag adiga shakhsi ahaan, qofka hadduu ku riyoodo gabar habaryartiisa dhashay oo la guursanayo waa bishaaro isaga ku aaddan waana wax fiican uu […]
Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn. Mahadsnaid. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow, aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin weyn oo la soo guboonaanayso qofka riyada arkay marka arooska waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo farxad adiga kugu […]
