Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo Su’aasha: Waxaan xaley ku riyoodey aniga oo dhiig la iiga shubay ka dib aan musqul galaayo musqusha inta aanann galin miisaankeyga waxa uu ahaa 261 marki aan kasoo baxay ee aan miisaanka ku laabtey 246 markaas dad ka ay idhahayaan maxaa kugu dhacay anigane aan aamusanahay aan aniga lee […]
Riyada ganjeel sar ah oo hortiisa dhiig ka muuqdo

Riyada ganjeel sar ah oo hortiisa dhiig ka muuqdo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga iyo qoyskeena oo dagay guri ganjeel ah, oo hortiisa dhiig ka muuqdo markaas baa Aabahay wuxuu ileeyahay gurigan gadaashiisa waxaa dagan qolo tuuga ah, oo dadka kor ka ilaashada habeenkiina dadka usoo dhoco cidii naga horeysay waa sababta ay ugu guureen […]
Riyada Jirka Meelo dhiig madow leh

Su’aasha: Ascww walal riyadan waxa lagu fasira riyada qof ka ku riyooda isagoo jirka bruises badan uga yaalo ama jirka meelo dhiig madow leh marka Ay wax adag jug ku siiyaan. Marar ka qaar iyadoo riyo aheyn ayan jirkeyga ku arki jiray waliba waxba igu dhicin . Thanks Jawaabta: Riyada waxaa dhici karta inay tahay […]
Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon

Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon Riyada: waxan ku riyooday mar anoo guska dhiiga iga socdo sida kaadida oo kale aad ban ula yabay riyada fasirka muxuu noqon karaa fadlan jawaab. Fasirka: Qofkii ku riyoodo asoo geedkiisa dhiiga ka daadanayo riyadaas waxay noqon kartaa inuu u tagi doono naag xaaraan ah ama inuu galmo […]
Riyada ninka asoo la raaxaysanaya gabar deris ay yihiin

Su’aasha: maxaa lagu fasiraa ninka haduu arko asoo u galmoonaya naag deris ay yiihin marka galmada riyada dhexdeeda waxaa ka baxayo biyo aad u badan oo sida kaadida oo kale ah biyaha way galayaan guriga oo dhan meesha oo dhan qoyan ayay noqonaysaa, markaas gabadhii iyadoo qaawan ayay banaanka aadaysaa oo dadka dhan ayaa meesha […]
