Riyada helida dharka badan

Riyada:

Asc sheikh waxa iifasirtaa riyada waxan helay na aniga iyo dad ila socda dhar badan oo ubadan cambuuro aniga dhar badan baan qaatay oo camburo ah qar baa iga daatay Wana so qabsaday inta noqdey isoo fasir number 2 waxan kalo riyo ku arkay guri qofan aqaan ano tagay sariir qurxan utiilay gabdhan utagay oo qo bink ah qurux badan Saarna sariirta

Riyada helida dharka badan
Riyada helida dharka badan

Fasirka:

Riyada helitaanka dharka waxay tilmaamaysaa wanaag aad ka heli doonto dadka aad la nooshahay

gaar ahaan reerkaaga, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa xusmad iyo wanaag.

waa riyo fiican.

 

Riyada labiska halkan ka daawo

 

The dream of receiving clothes indicates the goodness you will receive from the people you live with

especially your family, the dream is also understood to mean respect and goodness.

It is a good dream.

Leave a Reply