Riyo aniga oo dhalaayo 9 ilmo mataano ah

blank

Su’aasha: Ninkayga aya wuxu ku riyooday anigo 9 cunug o mataano u dhalaayo. U dhibaayo family kiisa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu khayr badan idin soo socdo ilmaha waa khayr iyo bishaaro siiba marka ay yihiin mataano, riyada mataanaha wax fiican ayaa lagu fasiraa oo reerka usoo socdo, bashbash iyo barwaaqo weeye. Tirada sagaalkana waxay […]

Waxaan ku riyooday anigoo umulay

Waxaan ku riyooday anigoo umulay

Su’aasha: Asc waxaan ahy xaas mudo 4 sano wax caruur dhalin habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo umulay walipo wiil ayaan dhalay mida aaan ka yaabay ayaa waxey eheyt wiilkeyga horay ayuu ka hadlay wuuna diiday inuu hooyo igu yeero waxoo idhahay adiga waxaa thy walaashey maxey thy riyada nuucan ah. Jawaabta: Waxay noqon kartaa […]

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay Su’aasha: Asc wll Walasheyda nin ayey kala tageen aadna ayey u jecleyd ninkas hada mar walba ay riyooto waxay ku riyoota ninki oo qabay oo wiil u dhashy sedex jeer by ku riyootay maxay noqone fisirka royadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay wali si daran […]

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda Daruur.com, waxaan habeen ka hor ku riyooday iyadoo aqalkii aan seexanaayey ay bisado badan oo gurigeyga ku dhaldhalay anigana aan ku wareersanahay sidaan ka yeeli lahaa. Jawaabta: Dhalamada bisadaha guriga lagu dhalayo waxay tilmaamaan isbadaddlo waaweyn noloshaada la soo gudboonaanaya, inta badan isbaddaladaas wxay noqonayaan kuwa mustaqbalka wanaag aad […]

Riyada la dhalay ilmo mataano ah

Riyada la dhalay ilmo mataano ah

Su’aasha: Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah. Jazaaka’allah Jawaabta: Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo

Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso

Fasirka riyada hooyadaada gabar dhalayso

Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey o dhashay gabar qurux badan gabadhi ayan xambaaray waxan jeclaystay inay noqoto gabar anigu dhalay, kadib hooyadaydawaxay iga dalmabay bac anan iska tuuro oo wax ugu jiray lakin aniga waxan furay bacdii waxan ku dhex arkay abeeso weyn oo jarjaran oo qeybo ah ur […]

Riyada dhalmada cunug la dhalayo

Riyada dhalmada cunug la dhalayo

Riyada dhalmada cunug la dhalayo Su’aasha: Waxan ku riyooday anoo bad joogo oo cunug dhalaayo waliba si sahlan waxaan dhala cunug qurux badan oo waliba gabar ah anigana la ima qabo family keyga lama joogo markaan u sheegay ima weydiinayaan cunugaan wuxuu yahay yaa kaa dhalay midna la ima dhihin. Cunugta yarna waa mid aamusan […]