Waxaan ku riyooday walaashey 16 jir ah oo cunug dhalaysa

Waxaan ku riyooday walaashey 16 jir ah oo cunug dhalaysa

Su’aasha: Asc walaalayaal waan idin mahad naqayaa Waxan ku riyooday walashey iga yar ahna Gabar 16 jir ah wali ma guursan Iyado dhalaysa cunug waliba waxbarasho ayey ku jirtaaa maxay noqon kartaa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa walaashaada inay nolol cusub gali doonto oo ay guursan doonto riyada gabadha aan la guursanin oo ilmo dhalaysa waxay […]

Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan

Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan

Riyada: scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh? Fasirka: Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad […]

Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Su’aasha: Naag ayaa waxay ku riyootay in ay ku jirto umul ,naago ay taqaano u kaalmeynayaan , maxaa lagu fasiraa riyada? Jawaabta: Riyadan waa in laga eegaa dhnaco badan haddii ay gabadh aan la guursanin ay tahay riyada waxay tusinaysa jirro iyo cudur inuu ku dhici doono gabadhan riyada aragtay, haddii ay dhalmo argato oo […]

Riyada dhalmada safarka oo sahlan

Riyada dhalmada safarka oo sahlan

Su’aasha: Asc bahada daruur  waxaan ku riyoodaya ani iyo ninkayaga oo ku safrayna dhul dooga ah Waxaana laha uur lkn wadada intàn ku jiray waxaa iqabatay fool si dhib yar ayaan u dhalay wiil markiiba naas kaan siiyay waana nuugayaya Dadki ila jaoogay iyo ani aad baan u faraxnay waxay dadku igu lahaayeen ilahay ayaa […]

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa Su’aasha: Asc bahda daruur aad ayan idinkgu mahadnaqaya jazakallah waxan ku riyooday ano meel cidla kaligey joogo misna aan fooshay allena usan igu dhibin waxan dhalay gabar xaasna ma ahi wxn ahay gabar dhalidas an dhalay familka dhan way ku farxeen maxay noqon kartaa shukran.   […]

Riyada wiil yar oon dhalay

Riyada wiil yar oon dhalay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la ii dhalay wiil yar oo aad u qurux badan gabadh aan garanayo waxaan soo qaaday wiilkii yaraa oo xool dusha maro kaneeco kaga xidhan tahay iska iyo hoodiis anoo aad u faraxsan waxaan soo saaray gaadhigayga waliba agtayda kursiga […]

Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Su’aasha: leyma qabo laakin waaxan ku riyooday aniga gabar yar iijogto oo waxyar ilko dherleh marka sariirteyda aan jiifo aan sexiyaa qolka waa mugdi waxaa is dhaha amaa lakaka jifta. oo eyka dhimataa. Jawaabta: Riyadan waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inay kaa tagayaan mushkilooyinka ku haysta hadday jiraa waliba waxay u badan tahay goor dhow inaad […]