Fasirka riyada dhalmada wiilka

Fasirka riyada dhalmada wiilka

Su’aasha: Asc walal waxan raba in la ii fasiro riyo aan arkay waxay tahay fasiirkeeda alle ayaa og hadan sheego waxan ku riyooday xaaskeyga wiil ii dhashay wiilkas aan magac u bixiyay ogow xaaska aan hadda qaba uur ayay ii leedahay waana 4 bilood waxana ku riyooday in uu wiil ii dhashay marka madama ay […]

Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Gabar sedex caruur iyadoo dhashay ku riyootay

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto  wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]