Riyada laba nin oo toorey isku heysta

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahweynta webka Daruur.com, sidoo kale saaxiibka su’aalaha iiga jawaabo adigana waanku salaamayaa nio saakay salaad subixii ka dib waxaan ku riyooday labo nin aan waligey arkin oo middiyo isku heysta oo la kala celinaayo markaasa waxa dhacday in nimankii iyo anigaba aan masjidka isla galno oo salaada ku xirano imaamka […]
Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Asc, ciid mubarak. Waxaan ku riyooday anoo asxaabteeydii mar hore iskugu keen dambeysay jawi farxad leh la qaadanayo ayaa asxaabtii mid ka mid ah wuxuu la dagaalay nin halkaas tukaan ku lahaa, waa la daqray oo dhiig baa ka imaaday, waxaan is iri asxaabtii kale u soo sheeg oo walalkey na la joogay, durba […]
Riyo layaab leh oo dalka kusaabsan

Su’aasha: Asc waad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee qiimaha badan ee aqoonta leh eednasiiseen nooguna fasirtaan allah macag waxaan ku riyooday gaadhi wayn oo sun iyo qashin kabuuxo oo ay wataan niman cadaana ayaa waxay heshiis lagaleen niman madax oo wadankeena ah siloogu shubo qashinkasi sunta ah waxaan arkay iyadoo ay wada joogan nimanka […]
Riyada gabar garaacayso gabar kale

Su’aasha: asc wllo waxku riyodey ano garacaya dilaya gabadh an jaar ahan jirney hada se jar ama daris ma nihin dhulka jiiftey dhirbaxo waxba la dhayy inbadan wan qaracayey iskama key celineyn waxn ahy gabadh an guursan gabdha an qaracayeyna hada mel ay ku noshey ma aqan. Jawaabta: Waxay tusinaysaa riyadan inuu jiro qof adiga […]
Riyada la dagaalanka saaxiibada

Riyada la dagaalanka saaxiibada Riyada: asc asxaabta daruur wan idiin salamay salaan kadib waxaa rabaa inaad ii fasirtaan riyadan wiil aan mudo dheer aan saaxibo eheen iyo wiil kale oo asina saxibo nahay oo isla socdaan aygoo gaari wata wexee imaadeen xafada aan aniga daganaay markaas midka aanu mudo saaxibo nahay ayaa is dagaalnay markaa […]
Riyada nin dhagax igula soo ordaayo

Su’aasha: Waan ku salaamay Waxaan xaley ku riyooday anoo meel wado maraayo ayaa waxaan ag maraayey meel niman tubiista ah wax ku dhajinayaan markaasaa xarig ay dhulka dhigeen ku turunturooday anna intaan xanaaqay baan dhagax yar soo qabsaday si aan iskaga baaciyo ragan jidka wax ii dhigay markaasa mid ka mida kuwii jidka wax ku […]
Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan nabadgalyo guudkiina ha ahaato waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay […]
