Riyada hooyo oo labo nin dishay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Hooyaday waxan leeyahay Hooyo ayaa dishay 2 ruux kadib way carartay waxana u imanaya walalkay iga weyn waxana u sheegaya arinta dhacday waxan ka cabsanayna in anaga nala dilo aargoosi camal kadib wiil meesha joogay ayaa ii gacan qaadaya oo goorta ii qabanaya anigana waxan leeyahay iga fuq. […]

Riyada nin dagaal kusoo qaadayo dumar

Riyada nin dagaal kusoo qaadayo dumar

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyoodi ani hooyo iyo laba gabadh oo ila dashteen anago xafada joogna nin noimadi ninka digaal ayu nagu soqadi aababtana maaqano ninka waligeyna maarkin wax badhan ayuu soctay digalka wanaga taga wuu nosolabana ifasir wll fadlan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo rafaad, marka labada riyo xiriir inuu ka dhexeeyo […]

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay Riyada: SC waxaan ku riyooday labtopkeyga oo layga xaday markaasaan ku laabtay isla goobtii laygaga xaday ka dibna waxaan indhaha ku dhuftay kuwii iga qaatay oo gacmaha kula jira koley rag badan ayay ahaayeen anna xoogaa baqdin ayaa igashay markaasaan is dhahay booliis u […]

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya Su’aasha: asc dhamaan walalaha musliminta mel walba aad joogtan gar ahan walalaha daruur salan kadib waxa iga yaabisay hal arin taso ah riyo marwalba igu so noqota taaso ah aniga oo dagaalamaya waliba aan dad badbaadinaya wax kasto dagaal kaas igu gaarana waxba iga ma dhibayaan xadii xabad […]

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo Riyada: ASC, Xalay waan ku riyooday anoo doonaaya in aan dilo nin caayey nebigeena suuban SCW. Riyada dhexdeeda ayaa waxaa iga soo hor baxay anoo meel maraaya koox rag ah oo uu ku jiro mid budhwayn sita, ninkaa budhka wayn sitaa wuxuu afla-gaado […]

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Su’aasha:  Aniga iyo qof kale oo jidka Isla marayna ayaa mid Ku tuuray dhagax nin gaari qatay kadibna aniga iyo qofkii Ila socday waan cararnay oo waaxaa nasi bursaday ninkii gaariga qatay oo xabad soo ridaaya kadib waxaan aragnay ninkii oo qoslaaya kii nasoo bursanaayay oo waxuu ridaayo tahay baaruud waan Isla joogsanay. Jawaabta: Riyada […]

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin Riyada: Walaal waxaan xaley ku riyooday ani iyo waxaan isla soconay gabar habaryartay dhashay oo la qabo igana weyn, marka waxaan dhex soconay laamiga, markaasaa anagoo sii sheekeysaneyno ayaa baabuur caasi ah sigay balse anaa daf intaa siiyay ka hor wareejiyay laamiga markaase ii mahad celisay cabaar […]