Riyada qof bastoolad ilasoo baxay iyo cunug yaambo wata

Su’aasha: Asc waan idin salaamaa, waxaan arkay anoo qof ila soo baxay bastoolad dhexdeena dad ku jiro oo iga reebaya maxay noqoney? Iyo habeen kale waxaa arkay qof aqaano mar hore dhintay oo horteeda socda ku haayo gacanta canug yar yaanbo uwato dhanka beeraha usocdo ,iyo cagaaran dhulka Jawaabta: Hadaad soo qorayso labo riyo hadda […]
Riyada xaaska oo iga ordeysa iyo masas aan arkayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday anigoo masas badan arkaya qaarna wan ka baqayay, guryaha an jaarka nahay ayuu u dhawaa, wanan dilayay lkn uu iga baxsaday, markii danbena waxan ku riyooday xaaskayga oo iga ordaysa oon ku leeyahay ila joog, suudhki an laha ayan nin u dhiibay markasan xaaska ku idhi suudhka laynaga soo raacay ee […]
Gabar aan ahay nin xaasle ayaa aad u jeclahay riyo aan ku arkay

Su’aasha: Gabar aan ahay wali guursanin nin xaasle ayaa aad u jeclahay waan wada shekeysana waxyaabo ku riyoodo oo dhacay waan arkaa habeen waxa ku riyooday anago qol taagan labadena waa ku xiisay ileeyahay kadib qof ayaan na maqlay waana lo sheegay naagti iku qeel qelisay ana waa iska celiyey up aye iso qaadatay marke […]
Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabar ayaa ku riyootay dad budhadh wata oo ku ku leh keen furayaasha heblaa kasoo qaado na tidhiye heblaaduna waa naagta lala qabo wayna diiday markaa madaxay ka dileen maxay noqoni riyadaasi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan mashaakil xiriir la leh naagta lagula qabo, raga ku gaaraacaya furaha […]
Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Su’aasha: Asc walaalaha waxaan ku riyoode taxi baan meel u raacayaa waan kadagin meel ay joogaan koox dumar ah way idilayaan ilmo bay iga soo ridayaan kadib waxaa i arkaya nin gaari cad wata wuu igu soo ordaya si uu iiga qabto gaarigi buu gaari kale ku dhufan waxba gaari mayan jug bes wuu soo […]
Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay

Su’aasha: Asc wll gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo nin duub cad dhulka igu nabaya kabaxso markaan isdhahayna ninkaygaa ii qabtay oo idhahay wax kuma yeelayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka adiga iyo ninkaaga idinka dhexeeya inuu aad isu baddali doono wuxuu noqonayaa mid fiican farxad iyo guul ayaad helaysaan arrimihiina aad bay u wanaagsanaan […]
Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Su’aasha: Asc walaaha saaka adinkii waxaan ku riyooday anoo la jooga hooyaday oon ku jiro guri ayaa waxaa nasoo weeraray dad gabdho iyo wiilala ani bayna irabeen hooyaday ayaayna daaqada kala hadleen lkn way lahaday hooyo daqada xidh ban dhahay cabaar baan guriga ku jiray markii danbe ayaan isdhahay suuli aad markaa waxàba isoo galay […]
