Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Su’aasha: Asc walal thanks waxn ku riyoday mobile keyga oon helay markas ayn leyahy meshan wax laguma xado islan aya idheheysa Aniga kuu ilaley meshan wax laguma xado hadane wxan imi gabdho  badan oo mel fadhiga wxey isinayan cunto aad u macan badan oo qudar u badan mana aqano gabdhahas lkn wey astur nayen. Jawaabta: […]

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale

Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Cuno Soo ridanaya waxaan Joogay meel Cunada noocyadeeda kala duwan ay taalo Sida Casuumaad oo kale ah khudrad cagaaran oo jar jaran Saxama waa wayn ayey ku jirtay Saxan Basal cad iyo Qudaar kale saaran tahay iyo Saxama badan oo […]

Riyada qof dhintay oo macmacaan aad siineyso asna kaa diidayo

Riyada qof dhintay oo macmacaan aad siineyso asna kaa diidayo

Su’aasha: walal hooyadee ayaa kur iyootay hooyadeed oo dhimatay hal sano kahor waa ayeeyadee july 2020 ayee dhimatay habeen hore ayee ku riyootay ayadoo macmacaan siineeso kadibna maya ee dhaheyso maxee noqon kartaa.  Fiiro gaar:  wll qaali sorry riyada meel yar baan kaqaldy iga raali noqo iigana falceli hadii macquul tahay please ee qofka dhintay […]

Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo oo jooga Suuq Qudaar oo gabar deriskeena meel Ganacsi ay leedahay tagay waxaan taabanaya Qudaar barbarooni iyo Qudaar kale oo cagaaran oo waa Wayn anoo taabanaya waxaan dhahay mansha Allah Qudaar fiican Ayaad keentay. Jawaabta: Riyada barbarooniga inta badan waxay tilmaamaysaa arrimo badan ay ka mid yihiin inuu […]

Riyada tufaaxa iyo cunto macaan

Riyada tufaaxa iyo cunto macaan

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QOF TUFAAX CUNAYO UU BADH ISIINAYO KABACDI AAN SOO GALAY HUTEL CUNTOBWAXWALBA YAALAAN OO AY HAYSATO GABADH U QURUX BADAN OO AY CUNTO MACAAN ISIISAY IYADOO QOSLAYSA OO FARAXSAN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed kadibna waxaan cabayaa caanihii hadana waxaan niyada iska leeyahay caanahan qof amuu dhigtay aad cabtay Half ayaan Soo reebay waan dhigay Caanahana waxay ahaayeen caana Xoolaad. Jawaabta: Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo ku saabsan noloshaada, caanaha waa khayr […]

Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto

Gabar ilmo cunto siinayso iyadoo niman la joogto

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey aniga iyo saxibty hore waxan wadney laba caruura gabadh iyo wiil waxa naso raacay laba nin mid calol buran leyhy macnaha buuranyhy waxay no muujinayen naxariis badan kadib waxan tagany meel qurac laga cuno ragii aya quracdii naga bixiyey waxn cunay loxooxdi iyo shaxii kadib wiilka yar ayan dhabta […]