Waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti

Su’aasha: Asc waxaan arkay wiil ii keeni jiray rooti , wiilkana hadda soo baxaayo waaye anoo ku dhahaayo isii ciideyda , midkaas oo rootoga roon isii wuu isiiyay , kawaran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad wax heli doonto lacag ama arsaaq kale waliba si fudud aad ku heli doonto, rootiga waa arsaaq kuu imaan doonto […]
Riyada xasiida ama Galeyda

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GURIGAYAGOO WIIL AAN ABTI U AHAY NOO KEENAY BACWAY OO AY XASIIDI GALEYDA OO KA BUUXDO BACDII AYAAN FURAY OON KALA BAXAY LABA XABOO XASIIDA OO CUSUB OO CAANO LE HOOYANA WAY JOOGTAY ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa maal badan ama hanti […]
Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA II SOO TUURAYO KHUDAAR FARA BADAN WAXAA KA MID AHAA MUUS OO FRESH AH DHAWR IYO TOBAN XABOO ISKU XIDHAN OON CUNAAYO AMA URURSANAYO ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa nolol fiican oo raaxo wadata iyo arsaaq badan si sahlan lagu […]
Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera oo aad umac, ka dib siiyay hooyadiisa ,waxay ku dhahday wiilkeeda sug faataxo kugu akhrinaa. Maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad, cuntada waa wax fiican faataxadana waa daawo marka riyada waa riyo wanaagsan waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu […]
Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey familga dhamnti karinya cunto waxn arkayey adeerky Dhari weyn kuwan lagu kariyo marka geerida dhacdo ama arooskuba dusuuud waweyn. baris aya ku karayry hilib ka buuxo qar waxay jarjarayen khudarti sugada lagu sameyn laha kadib wan u imi waxn furey albabka gurigayga mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur barwaaqo […]
Waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo

Su’aasha: Asc Wll waxaan doonaya inaad ii fasirtid riyo aan ku riyooday oo dhowr jeer igu soo noqnoqotay waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo oo sakaradaya macnaha naftu iga gurmayso hadana nool xataa garan maayo cida igusoo daraysa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo dhow yahay laakin arrin halis ah inaad […]
Riyada anigoo cunaya cake toortaha ah

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday riyo iguso laalabatay marar badan oo ah: Anigo markasta cunayo cake dolsho ama toortaha aadka u jilicsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo oo xaflad in loo dhigo mudan, wuxuu noqon karaa guur hadaad tahay gabar wali aan guursanin ama darajo sare xagga waxbarashada ama […]
