Riyada biyaha laysku shubayo

Riyada biyaha laysku shubayo

Riyada biyaha laysku shubayo Riyada: ASC : Waxan Ku riyoday ayadoo aan la fadhiyo dad mid Ka mid ah ayaa biyo isku shubey asigoo dharkiisa xiran fadhiyona Anago dhama aan fadhino markan waydiiyay na waxu yiri hada ayay khalalaayaan biyahan oo quraxda aayaa AAD u kulul Anna waan isku shubey in yar anoo islaha hada […]

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya Riyada: Asc waad mahadsantihiin Allah ha idin Sharfo waxaan ku riyooday aniga oo socda wado oo gaadhigayga wata ayaan waxaan arkay diin wadada katalabaya iyo shinbir aan duulikarayn oo beerka ku siqaysa waan istaagay wadada dhexdeedii kabacdi intay xagayga soo eegtay shinbirtii ayay afka kala qaaday waxaan dareemay […]

Riyada roobka iyo balayga ama warta

Riyada roobka iyo balayga ama warta

Riyada roobka iyo balayga ama warta Riyada: Asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo dhex jooga roobkoo da’aya oo saxansaxo udgoon leh biyihiisana cabaaya ayaan hadan roobka dhexsocdoo waxaan tagay meel geedo waawaynle oo barwaaqo ah oo uu roobkiina ku da’ayo kabacdi waxaan hoos istaagay geed wayn waxaa geedka kasoo baxay […]

Riyada biyaha, dhilqaha naagta qaawan iyo qalabka gaariga

Riyada biyaha, dhilqaha naagta qaawan iyo qalabka gaariga

Su’aasha: ASC gudomiye – waxaan Ku riyooday ( 1 ) biyo gurigayga qeebta musqusha ka buuxaan dgirika le ek ilaa one miter biyahaas waxa Ku dhex jiray Malay cad oo cunaayo slider webs iyo Malay kale camal oo cagaar ah oo cunaayo adna wax yaabaha ay caara caarada qabsatay ama cunaayo guriga caarada siders web […]

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo ku dhex jira wabiga biyihiisa oo dhexda ii joog joogaan hadana aan ka bixi karin markii dambo isla riyada dhexdeeda Ilaahey ayaa iga bixiyey biyihii aanku habqanaayey markaasaan ayaa riyada dhexdeeda ku dhahay Alx, kaaga sii daran riyadan waxaan ku riyooday xilli duhur […]

Riyada biyaha nadiifka ah

Riyada biyaha nadiifka ah

Riyada biyaha nadiifka ah Su’aasha: Biyo badan ok nadiif ah ok keep war and moodo biyahaaso wax inay ka dhex baxaayaan aad moodo oo fiilo u ek marks waxaan is iri riyada dhexdeeda waa qabuurihii saxaabada oo calama ahan uga dhexbaxayan waxaa filada u ek. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo niyad qabow oo uu […]

Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Su’aasha: Habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo adhi waraabinaaya, adhiga waxaan ka waraabinaayey meel ceel ah. Sida habeen kale ayaan iyana waxaan ku riyooday anogoo adhi badan oo aanaan hore u lahayn helnay si kadis ah aniga iyo wiil aanu walaalo nahay, markaan adhigan wuxuu si kadis ah gurigayaga u soo galay goor cadeedu sii […]