Kaadida shahwada oo kale iyadoo iga baxayaan ayaan ku riyooday

Kaadida shahwada oo kale iyadoo iga baxayaan ayaan ku riyooday

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyooday anoo musqusha ku kaadinaayo hadana kaadideyda ay tahay sidii shahwada oo kale, riyadaas oo kale maxaa lagu fisiriaa. Jawaabta: Waxa kasoo baxay oo kaadida aad ku tilmaamntaya oo shahwada ninka u eg wuxuu tilaamayaa inaad heli doonto hanti badan iyo ubad badan. Kaadida markay qaabkan tahay waa lacag iyo caruur […]

Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay Su’aasha: Waxan ku riyoday in uu roob dayo ana an bananka joogo oo wan roobkii fanaanada iga qooyay oo wan fanaanadii iska siibay anigoo ka maroojinaayo ka qalajinayo biyahaas . Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan inaad la kulmi doonto biyaha roobka waa khayr badan marka ay yihiin kuwa aan dhib […]

Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Su’aasha: Asc walal maxay noqon kartaa riyada daadka biyo badan oo magaalada rusheeyey marka kadib baa ku dhex arkay biyaha walashey oo towel ama shukumaano gaduudan oo ay leedahay oo daad kii ka qaaday kasoo ceshatay. Thnks Jawaabta: Daadka wuxuu tilmaamayaa cudur inuu imaan doono meesha uu soo gaaray, ama wax kale oo dhibaato wata, […]

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata Riyada: Riyada roobka aad ka u daran oo guriga oo dhan biyo ka dhigya markaas wuxuu wataa gugac iyo hilaac daran wuxuu iftiiminayaa xaafadda oo dhan dadka dhan way carayaan waxay ka baqayaan daadka roobka ka dhashay wuxuuna wataa dabeyl daran sida duufaanta oo kale riyadaas fasirkeeda muxuu […]

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyooday anoo ku qubeysanaya Haro ama Waar biyaha ay fadhiistaan waana ku dabaashay maxay noqon karta marka. Tan kale waxaa ku riiyooday anoo Degmo 10 sano igu dambeysay Booqosha ku tagay niyada igama jirin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka, oo aad hali doonto farxad […]

Riyada hirka badda oo kacsan

Riyada hirka badda oo kacsan

Su’aasha: Asc shiiqow waxaan rabaa in riyadaan l ii fasiro Waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan saxipo nahay oo meel balagoon ah taaagan bada jawigeeda oo ah mid dagan hal mar ayee soo kacee waxaan ku dhax arkay bada dhacdeeda wiil aan ilmo abti nahay qof u eg inta aan wajigiisa aan safiican u […]