Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo wato bac dhar ah kana mida qamiis oo qurux badan , waan socday waxaan arkay askari meel baaritaan fadhiyo wuu qabtay bacda waala baaraa buu dhahy , waan iska baxay , abaar kadib waan soo noqday , wuxuu iga dhahay waa ok lkn wax yaraa jira , maxay noqoney ?. […]
Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Su’aasha: Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel […]
