Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey riyadan waxd ii fasirtan Waxan riyo ku arkay surka adhiga oo kala jeexan ooy sido walashey an ka warwarsany inan biniadam dhibato u geystey ookale waxan ku duceysanayey inanay imaqal cid ga maxkamadaha waxn laha in ilahey riyo ka dhigto riyada dhexdeeda Riyada labad waxan u yedhayey inanteydii islamarkan […]

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Su’aasha: Asc wllo waxad ifasirtan riyadan Waxan ku riyooday aniga iyo walashy oo adhi haben mugdiya lajoogna buur dusheed aadna aan ubaqanyo walashayna may baqanynin waxan nasoo galay waraabe iyo dawaco iyo ey is eryanaya waxna namay yeelin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaanayaan mashaakil iyo cabsi iyo walwal iyo jahawareer adoo ay […]

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha: Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxĂ na lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana […]

Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Su’aasha: Asc wllo adbad u mahadsan tahay waxn ku riyodey anigo adhi wado xili habenimo ah wan xareyey ama melban ku oodey riyadan wey iguso noqnoqta xaleyban ku riyodey mudo kadib anon arag. Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fican waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof mas’uul ah oo laga dambeeyo ama meel maamul looga […]

Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Su’aasha: Teeda kale hooyo aya iyana ku riyoota Walashey oo meel banaan eh ido ku ilalineso lax yar aye kaso qadate mel ayena ku xirate waxena aragte walashey oo ilmo yar sida markasey dhahde intan oo shaqo miye isku qaba karta weena so wadate marke so bixi rabte buur aye noqotay wadadii Jawaabta: Riyadan waxay […]

Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Su’aasha: Walale riyada tan maxa lagu fisiri karaa waxan rakay bac sab ay ku jirto jikada ay taalo bacdasne waxa ku jiro madax ari oo karsan iyo bariis arinta layabka leh waxe tahay inuu madaxa asagoo karsan bacdii inuu kasoo baxo rabo oo afka yacni ilkaha camal ku soo gooynayo bacda aniga aad ayan u […]

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay Allah mahadle Jawaabta: Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal […]