Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki Riyada: Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki ama tabaaraka ladii ee ka bilaabma قل هو الرحمن Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti aad ka helayso waalid ama dad masuul ah Waana riyo aad u fiican. Aaydaha […]
Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo

Su’aasha: Asc wll, xalay ayaan riyooday riyadaasina waxay ahayd; annaga oo ah dad badan oo iskugu jira shacab iyo ciidan ayaan ka nimidnay itooobiya waxaanan kusoconnay somaliland, dadkan aan kuwada soconnaa way isku jiraan soomaali iyo qoomiyado kaleba kadib waxaan soo gaadhnay xuduudda somaliland kadibna askarta somaliland ayaa baadhitaan Nagu bilaaabay qofkasta oo labaadhana waa […]
Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Su’aasha: Asc. Wll waxa aan ku riyooday anigoo cod (qiraa’o) aad u macaan badan ku aqrinaaya qur’aanka kariimka oo dusha ka aqrinaayaya wax kitaab ahina gacantayda uuna ku jirin. Blse anigu quraanka caadiyan ma xifdisani. Waxa ay ahyd qiraa’o aad umacaan badan xiita markii aan soo kacay sidii oo kle wn u aqrin karwaayay qur’aanka […]
Riyada akhriska suuratu Albayina

Su’aasha: Asc wll mcn waxan kuriyodi anago arday ah macalim nala jooga yaa aqrinaya سورة البينة ilmaha dhan manaqaano bey dheheen aniga kitabka qabti wan aqriyey wlh cod anan waligey kuaqrinin ban kuaqriyey zaid ayan uilmeyey waliba wax yar waxan dareensana nuska uga horeya quranka labadha ayad dambo wan kabodboodi safican uma aqrinin wayo wey […]
Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday iyado mid aan Sxbo nahay u I imaday albanka markaan furay waxaan maqlay qol dariskeyga ah oo nin Ethiopian Muslim ah uu quran aqrinayo markas ayaan Ku iri kii iso salamayay re iso boqdey oo ninkaan quranka wuuu yaqaanaa arka ninkas qoranka aqrinayona daris. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa […]
Waxan Ku riyoday Ilma yar oo Qur’an aqrinayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxan Ku riyooday wiil yar Ila toban jir oo Qur’an aqrinayo ana an lasocdo ninba dhagesanayay ilmahaas quranka aqrinaayo kadib waxan Ku iri hooyadiis waa xamdi maamo fiican Allah u naxariito Jawaabta: Riyada waa khayr badan oo aad la kulmi doonto waxay kugu boorrinaysaa inaad ku dadaasho quraanka kariimka oo aad mar […]
Riyada akhrinta kitaabka quranka

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AKHRINAYA KUTUBKA QURANKA KARIIMKA AH AH XALAY ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada akhriska quraanka kariimka waa riyo wanaagsan oo tusinaysa iimaan saxan iyo hanuun iyo nolol wanaagsan oo aad heli doonto aduun iyo aakhiraba.
