Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya

Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantahay ,waxaan ku arkay nin macalin qur’aan ah oo garanayo masjid dhehdiisa ku jirno , asaga oo ku akhrinaya qur’aan qof,anigana hortiisa taaganahay, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid dantaada oo Ilaahay kuu sahli doono muraadka aad leedahay waa khayr iyo bishaaro, quraanka waa kalaamka […]

Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO WIIL ABTI II AH OO MEEL QURAAN KU AKHRINAYA U YEEDHAYA QOF AYAANA II DIRAY INAAN UYEEDHO ABTI INTAA KADIB WAXAAN SOO MARAY WADO DHISME KUSOCDO OO YARA BOODH AH WAXAAN RIIXAYAY DHAGAXYO LA QORAY YARA CULAYS BAY IGU AHAAYEEN LKN ABTIGAY UNBAA IGU YIDHI ANA WAAN ISKA […]

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin   Su’aasha: Su’aasha:Hadii aad ku riyooto adiga iyo qof aad jeceshahay oo isla aqrinaayo suuratul yaasiin maxay micneenaysaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaaysaa inaad wanaagsan tihiin oo aad daacad isu tihiin sidoo kale inay akhlaaqdiina fiican tahay iyo khaatimadiina inay meel fiican ku dambaynayso, waa riyo khayr iyo bishaaro wadata, waliba […]

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo quran aqrinaya marka muxuu noqon kara wllo. Jawaabta: Riyada quraan akhriska   guud ahaan waa riyo fiican oo tilmaamaysa qalbiga qofka inuu iimaan ku jiro oo uuna ku xiran yahay Ilaahay sidoo kale inuu rabbigiisa u dhow yahay, waxaa kaloo […]