Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Su’aasha: waxaan ku riyoodey xaley aabaheey oo askari noqdey Qorina jilbaha u saaran yahay kabahana xeranayo inuu baxo doonayo. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican aabbahaaga wuxuu heli doonaa farxad weyn sidoo kale awood iyo jaqo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa caafimaadkiisa inuu aad u fiicnaan doono oo uu noqon doono qof awood iyo karti leh, […]
Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba xayaa kumulaah waxaan ku riyooday aniga iyo aabahay allah yaraxmee oo waqti 10 sano kahor dhintay oo aan wada joogno meel barwaaqo ah oo dooga oo roob wayni intuu helay biyuhu kubka sare kuu qabanayaan anagoo dhex lugaynayna kabacdina gaadhi land cruiser ah aan kusoo qaaday Allah mahadle. Jawaabta: Riyada […]
Waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday

Su’aasha: Asc waxan ku riyooday aabahay oo mar hore geeryooday ayaan riyo ku sheekeesanay kadib ayaan dhahay soo bax aan xaafada aadne waxa uu i dhahay orad adiga aad aniga meel ka fiican ayaan joogaaye? Jawaabta: Riyada waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican joogo, oo naxariis uu helay, sidaasna ayaannu u […]
Riyada qaraabada iyo aabbaha dhintay loo tagayo

Su’aasha: asc walaalaha daruur salan kadib waxaa rabaa inan helo fasirka jawaabta riyadaan rerkayga oo jooga wadanka aya kiriyoda anigo utagayo lkn waqti walba waxa utaga ayada oo duruufi kamuuqato oo waliba meelo liito dagan duruufo aad udarana hayso mana aha sidaas maxay sa tahay riyadaas iga jahil bixiya midkale aabahay oo marhore dhibtay ayaan […]
Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin

Su’aasha: Aabahay wu dintay. waxaana ku riyooday anigo caano sinaayo wuxuuna igu jawabaay ma cabi karo waayo nimakas aya idiidayo. Markaas aya aniga cabaaa canihiii. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa aabbhaaga inuu u baahan yahay in loo duceeyo. Caanaha guud ahaan waa fidro, qofka caanaha riyada ku cabbaya wuxuu helay fidrada waana wax fiican laakin adiga […]
Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba. Jawaabta: Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay […]
Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]
