Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo Su’aasha: Asc wll Waxaan,ku riyooday aniga oo sigaar cabaya ayuu aabahey igu soo galay wuuna i arkay kadib marki hore asago igu og ayaan hadana kala dhuuman jiray laakin wuu igu imaaday wuxuuna i dhahay aabo sigaarka iska cabdee maxd u daminaysaa ana markaan asaga arkaybaan daminayey. […]
Riyada dharka cusub aniyo aabo

Su’aasha: SuAsc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin webka Allah macak waxaan ku riyooday walaashay ayaa dhar cusub ii keentay dharka waxaa soo diray walashy kaloo wadankale joogta dharku waa laba kol xidhasho iyo sharaabado fara badan waxaa markaasi ila joogay aabahay oo Mar hore dhintay sariir ayuu ku jiifay waxuu qaatay shaadh iyo surwaal Allah […]
Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Su’aasha: Asc wll waxa jirta gabar uu xiriir inaga dhexeyo gabadha aabahed wuu dhintay naxaristi Jano Alla hasiyee waxay iiga sheeken jirtay wanagisa iyo sidu u ficnaa lakin waligay maan arag aabahed waxan ku riyoday labo haben oo isku xiga gabadha aabahed iyo aabahay oo hal meel kawada shaqeya markas waxaa timid gabadhi oo qado […]
Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26

Su’aasha: asc wll waxad ifasirtan riyadan waxn ku riyodey aabahay oo wax tirinayo kadib wu igu dhahay waxay ku beegantey bey dhehan 26 juun kadib aniguba wax saacad u eeg oo weyn oo basaliya ayan dultagna waxn ku lsha halkasu ku beeganyey kadib sacada ku beegay kadib hadan igu idhi wa 21 kadib wan ku […]
Riyada aabahay oo bun iyo cambuulo cunaya?

Su’aasha: Waaku salaamay sxb qaaliya Waxaan ku riyooday habeen sii horeysay anigoo jiifo aqal gurigeena ku yaalo oo naga dumay hadana hurdo rafasho ku jiro ka dibna intaan soo kacay subax salaad ah isla riyada dhexdeeda aan guriga ugu galay aabahay oo bun cambuulo iyo daango cunaayo oo sali u fidsan markaasuu aabahay i dhahay […]
Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxaan ku riyooday xalay anoo aabahay oo bari hore dhintay Allah ha u naxariisto e lajooga guri qasriya oo aad iyo aad u way oo dayrka ku wareegsan aad yaabay waynida oo aad u qurux badan beerta uu leeyahay oo wada green ah oo dhirta […]
Riyada aabe kala tuurayo gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal wad ku mahadsantihiin shaqada wacan ee aad haysaan jazakallah Waxan rapaa riyo ay walashy ku riyootay in aad i fasirtan apyo guurkeda wxa ka dhiman 2 habeen Wxay ku riyootay meherkeda in uu Aabe kaso qeyb galay yacni 2 meel ayey kala joogan marke aabe aragtay ayey hab siisay isagana wa u […]
