Aabahay iyo hooyaday oo dhintay ayaan ku arkaa riyo

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay Waxaan riyo ku arkaa inta badan aabahay iyo hooyaday oo dhintay siiba bilahan dambe aad baan u arkaa anakoo maraxaladii caadiga ahayd ee markay nooolaayeen uun iskaga jirna hawlahanagii caadiga ahaana iska qabsanna uun sidii markay noolaayeen oo kale Mark maxaa la dhihi karaaa. Jawaabta: Guud ahaan aragtida […]
Waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto

Su’aasha: Asc “waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto oo ilmenayo xanun darana haayo” mexe tahay fasiraadeda Jawaabta: Haddii aabbahaaga uu dhintay riyada waxaa lagu fasiraa inuu duco kaaga baahan yahay oo uu dhib ku jiro hadduu nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa in kaalmo uu u baahan yahay oo uu rafaadsan […]
Riyada aabahay iyo guri cusub

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY AABAHAY OO BARI HORE DHINTAY IYO AYEEYDAY HOOYO IYO HABARYARTAY IYO WIIL AAN JAAR NAHAY OO U GUURNAY GURI CUSUB OO QURUX BADAN OO WAASAC AH HOOYANA AYNAGA HADHAY Jawaabta: Xaalkaaga ayaa is badalaya nolol cusub ayaad […]
Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo joogo laba geed midna wuxuu ahaa geed cambe ka baxaayo midna wuxuu igula ekaa geedkan cabaqyada marka aabahay wuxuu iiga shekeynayaa geedaha mirohooda wuxuu ileeyahay labadan isma dhaamaan saasey wuxuu iigu far fiiqay geedka cabaqa oo miro sida cambaha cml ka baxaayo inaan la cuni karin markaas baa dhacday […]
Riyada aabbaha oo biyo dhex galaya

Su’aasha: Asc naag waxay aragtay ayadoo ku leh aabaheed inta ha marin biyo fadhiya, aabaha wuu galay biyaha asaga ,nin kale iyo wiil , ninka iyo wiilka si fudud uga baheen lkn aabaha wuu dheh fadhiistay, mar danbe guriga yimid asagoo korkiisa wada biya ah ,maxay tilmaameey? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil badan ay […]
Riyada aabahay oo dhar cusub ii dooraya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyoday aabahay oo Bari hore dhintay anoo la jooga aya gabadhi ii keentay dhar cusub isku joog isku eeg ayaanu aabo ii dooray oo uu igu kaa qaado Ana waan qaatay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto gabar aad u fiican […]
Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa

Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa Su’aasha: Asc wllo waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano baasto dhadher sita cunayo iyo afar xabo tufaaxa kadib aabahay aya ii imi waxu iga qatey xabad tufaax ana tiikle ayan cunay waxn laha walalahey aya ila cunaya Mahadsanidin Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arsaaq kuusoo dhow dahay oo aad […]
