Anoo iskaga shakisan inaan hurdada ku biyo baxay salaada ansax miyaa

Su’aasha: Haduu ninka riyo ku biyo boxo isagoo aan waxba dareemin hadana isagoo iska shakisan uu tukado ka dibna uu gadaal ka arko inuu saas ku biyo baxay salaadaas ansax ma noqoneysaa? Jawaabta: Qofka hadduu biyo isku arko markuu kasoo tooso hurdada qubays ayaa laga rabaa haka shakiyo inuu riyo arkay ama yuusan ka shakinin, […]
Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa Su’aasha: Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto. Jawaabta: Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax […]
Anoo janaabo qaba hadaan biyo caadi ah ku qubeysto qubeyska ma iga dhacay?

Su’aasha: Asc wallaal saakey ayaan siigeystay waan biyo baxay waxaan ku qubeystay biyo caadi ah hadaan biyo caadi ah oo saabuun iyo shaambo lahayn ku qubeysto ma iga fulaa qubeyskaas. Jawaabta: WCS marka hore iska jooji siigada aad samaynayso, dhib badan ayay leedahay waana wax fool xun, marka labaadna qubayska waajibka ah waa shardi ah […]
Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa Su’aasha: Anigo janaaba qaba ayana seexday riyada kahor biyaha ayana siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba siqaldan kutimaday deembi miya jazakumullahu kheeran. Janaaba ayan qabay halay biyaha siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba. Jawaabta: Qofka janaabada ku dhacdo wuu seexan karaa laakin waxaa fiican inuu qubaysto maxaayeelay […]
Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay Su’aasha: Wll dhawaanahan waxaan joojiyay siigada marka laba habeen oo isku xigto ayaan riyo ku biyo baxay taas ma xaalad caafimad ayay la xiriiirtaa saas ay tahayna waxaan iska dhaafay cunnda badane. Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu riyo ku biyabaxo xagga […]
Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Su’aasha: Riyo ano ku jira iyay biyihi riyoo igaga yimaden cafmad ahan ma dhib bay igu kenaysa dintuna maxay ka qabtaaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya inay biyaha ka baxaan riyo iyo rayo la’aanba waa wax dabiici ah, qofka biyahiisa marka ay bataan asoo hurdaya ayay ka baxaan waxaa laga yaabaa inuu arko galmo ama wax […]
Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta Su’aasha: Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto? Asc walaal anoo hurdo ayaan riyo ku biyo baxay salaada subaxna waa igu timid maadaama qubeys uu igu waajibaayo hadana waxaa jirta qabow iyo dhaxan daran salaadiina ma tukankaro anoo qubeysan markaas oo kale […]
