Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Su’aasha: Sakay salada suubax hurdo ayay igudaftay mardambe Ayan sokacay kuleyl aya jiray wan qabeystay Wana tukaday kadib cashar Ayan aqristay kadib hurdada Ayan kulabtay waxaan iskasibay shorka ama buumaha qooyan Ayan Ayan isku arkay shaki aya saladi igagalay aan tukaday lakin marlabad matukan ee wan iska sexday salada miyan soqalaye. Jawaabta: Qoyaanka aad aragtay […]

Anoo janaabo qaba Qur’aan ma dhageysan karaa?

Anoo janaabo qaba Qur'aan ma dhageysan karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo hadaan Qur aan dhageysto dambi miyaa mise waa mubaax bal ii kala cadeey Jawaabta: Quraanka waad dhegeysan kartaa adoo janaabo qaba wax dhib ma laha waana mubaax, sidoo kale naagta dhiiga caadada qabta iyada way dhageysan kartaa quraanka, akhriska ayaan laguu oggoleyn ama inaad musxafka qabato laakin dhegeysiga waa mubaax. […]

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa Su’aasha: 1.taabashada dabdu waysada ma jabisaa. 2.Timaha hoose hdii aan 40 cisho la xiirin salaada ma la aqbalaa. 3.Hadii aan jabaabo ka mydho oo aanan kadib waysaysan salaad ma tukan karaa. Jawaabta: Su’aasha koowaad: oo ku saabsan taabashada dabada weysada ma jabisaa mise ma jabiso, sida xoogga badan qofka hadduu […]

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh Su’aasha: scw wad salaman tihiin waxan isku arkaa markaan soo xusuusto galmo ama sheeko wasmo an akhriyo biyo badan qoyaan ah iga imaanaya anoon daremin inay soo baxan kastuumada iyadoo qoyan ah ayan arka biyahaas caafimaadka dhib miyay u keenan teeda kale biyahas qofka soo raaxo […]

Anoo janaabo qaba wax ma cuni karaa?

Anoo janaabo qaba wax ma cuni karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo wax ma cuni karaa waxaan maqlay qofka isagoo qasli qaba inuusan wax cuni karin ilaa uu ka qubeysto arinkaas ma adillo ayaa jirta oo saxiix ah oo suubaneheena Scw ka sugnaatay bal faah faahin isiiya. Jawaabta: Qofka janaabada qaba wuu cuni karaa cunto wax dhib ma laha xaaraan ma aha, […]

Siigada ma qubays bay waajibisaa

Siigada ma qubays bay waajibisaa

Su’aasha: Suasc dhaman walaalha daruur salan kadib ale haidinka ajar siiyo jawaabihiina nuckasto ay yihiin waxan marar badan arka su,aalaha na ubadan yihiin xaga isticmaalka siigada ale ha iga xifdiyee wxa rabay inan ugu daro dadka su,alaha qaba siigadu qubays ma wajibisa sida galmada iyo riyada ookale si ay ugu faidaystaan qaarbadan sameya falka iyo […]