Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]
Is daahirinta dhiiga caadada oo sunnada waafaqsan

Su’aasha: Asalam alikum aad ayan idin kaga mahad celinayaa howsha aad umada u haysaan waxan rabaa inan idiin weydiiyo aniga iyo sxbadeey aya ku muran nay sida loga qubeysto ama lays kaga daahiriyo dhiiga caadada in uu qubeys caadi yahay iyo in kale marka walal wax naga shegi krtaa arintaas. Thanks Jawaabta: Wacalaykum Assalaam , […]
Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Su’aasha: Suaal ayaan qabaa aniga aanan gaceynteyda adeegsan ayaan seexday markii Soo kacay waxaan arkay buumadii qoyaan ah markii aan istijaabiyay kacsigeyga waa uu jogaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya hadduu isku arko qoyaan kasoo baxay xubintiisa taranka qubeys ayaa ku waajibayo, waa janaabo, shardi ma aha inuu gacantiisa ku keeno biyaha ama inuu arko riyo […]
