Anoon kacsanayn oo kaadinaya ayaa mani iga timid

Su’aasha: SCW ANOO KAADINAYA AYAA BIYO ADAG OO MANI AH SOO RAACAY KADIDA MANA KACSANAYN WAX RAAXANA MA DAREEMIN TAS MAXAA LA DHIHI KARAA MA CUDR BAA? Jawaabta: Mararka qaar qofka marka uu riyoodo oo uu arko asoo naag u galmoonaya ama jirkeeda taabanaya ama hadduu riyo ku arko naag qaawan ama hadduu si kale […]
Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya

Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya Su’aasha: scw waxaan jiraa 26 sano galmo markaan sameeyo ma biya baxo kaliya waxaa kaga soo dataa biyo khafiif ah oo jiijiidma maxaa la dhihi karaa biyaha manida sow ma aha inay yihiin cad oo adag ila yaliya Jawaabta: Waxaa laga yaabaa inaad siigada […]
Waxa igu dhacay shahwadayda yaraatay ama low sperm count

Waxa igu dhacay shahwadayda yaraatay ama low sperm count Su’aasha: A S C, Runti manta su’aashan qabo aad bay muhim i tahay inan jawaab xal inoqda u helo, waxa weeya wxn qaba gabadh xaas i ah mudo 9 sano waxay idhashay wiil 8 jir ah lkn ilma kale imay dhalin marka gabadha xaaskayiga hada kahor […]
Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa Su’aasha: A S C, Bahda darur wan idin salaamay maanta wxn qabay su’aal muhim ah, waxan leeyahay reer ila mudo 8 sano ah gabadha xaaskayiga waxay idhashay wiil 7 jiir ah lkn wax ilma kale malihin marka dhibta ihayisata aniga shahwadayidi aya aad u yaraaday iyo […]
Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?

Su’aasha: Bahda daruur aadbaanii xiiseeyaa waana ku tashtaa qoraalada webka soo dhigtaan intaas ka dibnaa nio anoo muuqaal sexy fiirsanaayo aan kacsi waali dareemay saan u daawanayey waxan is arkay anoo biyaha iga soo dhawaadeen ka dibna intaan ka booday aan iska dhaafay falkaan ku jiray shahwada wey iga soo dhaweyd lkn wan isku celiyey […]
Biyaha manida ninka nijaasa miyaa

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa Su’aasha: biyaha ninka hadii macawista ay ku halaban hasiigesto ama xaskisa hala sameyo nijasa miya mise macawistaas wuu ku tukan kara? Jawaabta: Biyaha ninka nijaaso ma aha sida ay qabaan madaahibta afarta seddex ka mid ah, Shaafici iyo Maaliki iyo Xanbali waxay qabaan biyaha ninka inaysan nijaas ahayn, qofka haddii […]
Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan?

Dhalinyarada daawata aflaamta sexyga miyey ku biyo baxaan? Su’aasha: Dhalinyaro badan oo asxaab nahay baan arkay oo daawada filimada galmada waxayna iisheegeen inay raaxo dareemaan markey daawanayaan qaarna sidaas ay ku biyo baxaan ayagoo daawashada. filimada wasmada gaalada Marka fiirsiga muuqaalada sexyga ma shahwada ninka ayay dibada u keenaan? Jawaabta: Dadka qaarkii waa laga yaabaa […]
