Ereyo English oo maxkamad iyo cadaalad ku saabsan

Ereyo English oo maxkamad iyo cadaalad ku saabsan

Halkan waxaad ka heli kartaa ereyo english ah oo u turjuman carabi iyo soomaali, kuwaas oo ku saabsan maxkamadda iyo garsoorka, qofka marka uu baranayo af waxaa la rabaa qayb kasate ka mid nolosha inuu si gaar u barto, qaabka ugu sahlan barashada afafka qalaad waa inaad u barato qaab mowduuci ah, taas waxay keenaysaa […]

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman

Baro ereyo English lagama maarmaan ah

Baro ereyo English lagama maarmaan ah oo Somali u tarjuman Ereyo ka mid ah afka ingiriiska oo lagama maarmaan ah ayaad halkaan ka helaysaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali, barashada afka waxay cuskanaysaa inaad xafidsan tahay ereyo badan oo aad ka duuli karto si aad ugu hadasho afka aad baranayso iyo si […]

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka  xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo, xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah. English words where the letter Ch is pronounced as […]

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English Marka luqad la baranayo waxaa lagu dadaalaa qofka inuu barto samanka ama waqtiga ereyada loo adeegsado, luqadaha waxay isku waafaqsan yihiin qaababka samanka, afka ingiriiska falkaabka samanka wuxuu leeyahay qaab loo adeegsado, laakin taas waxaa ka horraysa marka hore barashada ereyada waqtiga ee afka English . Halkaan waxaan kugu […]

Weero af English aad loo adeegsado

Weero af English aad loo adeegsado

Weeraha fudfudud waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu muhimsan marka luuqad la baranayo, luqad kaste waxaa laga bilaabayaa weedhaha fudud, halkan waxaad ka arkaysaa weero dadka aad iyo aad ay u adeegsadaan, marka waxaa la rabaa qofka inuu ku dadaallo habka loo kordhiyo luqada. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka u baahan in la […]

Ereyo English duulimaadka iyo diyaaradaha ku saabsan

Ereyo English duulimaadka iyo diyaaradaha ku saabsan

Ereyo la xiriira duulimaadka iyo diyaaradaha ee afka ingiriiska, waa ereyo la adeegsado xilliga safarka iyo wixii la xiriira diyaaradda iyo waxa khuseeya. Barashada afka waxay ku toostaa marka dhinac walba laga eego, qeybaha isku xiran in laysla qabto taas qofka ayay soo xusuusinaysaa barashada afka uu rabo inuu barto. English Somali Airplane Diyaarad “Dayuurad” […]

Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo

Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo

Luqad kaste waxay leedahay ereyo loo adeegsado marka la rabo in arrin laga dhigo mid guud ah oo qof kaste soo galaya, garaamarka afka ingiriiska wuxuu adeegsadaa ereyada oo tusinaya caam ama guud, ha noqdaan kuwo wax suga ama wax diida. Ereyada waa daruuri qofka hadduu rabo inuu barto afka ingiriiska, waayo waxay ku jiraan […]