Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin

Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin Su’aasha: Labadeyda dhikilood mid ayaa weyn ama ta kale ka dheer!! Arintaana waan ku dhashey markaas wax dhib ah ma ku Yeelaneysaa Tarankeyga ??? Jawaabta: Wax dhib ma laha hadday kala weyn yihiin labada xiniinyadood, ama bid ay buuran tahay, wax saamays ah kuma yeelanayaan tarankaaga waa wax caadi […]

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ku weydiiyo su,aal ah, maxaa keena xiniinya bararka oo hal xiniinyo ah kaliya,, waxaan kaloo rabaa ekfashinka markuu ninka ku dhaco oona xaaskiisa u sababyo mar alaala markuu u galmooda xaaskiisa uu dareemayo hur guska korkiisa ah iyo qaska mudo ka dib na […]

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena Su’aasha: Asc dr waxaan ku weydiin lahaa  xiniiyaha waxaa iga haysta cun cun waxaa ii dheer finan iga soo baxay xiniiyaha. Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay cuncunka xiniinyaha ku dhaco,  waxa keena iyo sida loo daaweeyo, xaniinyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhimsan raga, waa xubnaha […]

Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon

Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon

Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon Su’aasha: Walaal, waxaan wataa su’aal caafimaad, badanaa cun cunka ku yimaada xiniinyaha Ragga, maxaa keena maxaase layskaga daweeyaa, waxaan badanaa isku arkaa xilliyada kuleylaha, cun cun xagga qooraha markaan isku dayo inaan xoqitaan u isticmaalo gadaal waxaan ka dareemaa xanuun xagga maqaarka ah, marka su’aashaasi ha la iiga […]

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa? Bararka xiniinyaha maxaa keena? sideese loo daaweeyaa ? Sababo badan ayaa keena bararka xiniinyaha waxaa ka mid ah sababahaas: 1- waxaa ugu badan cudurka lagu magacaabo Varicocele waa cudur qooraha maqaarkooda waasac la noqda oo soo lalmada , cudurka 40% raga ka mid ah madhalays ayuu ka dhigaa […]

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

Sababta xanuunka qooraha ama xiniinyaha

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha Su’aasha: Xanuunka xaniinyaha oo daran maxaa keenaya siiba marka aan kacsado waliba mararka qaarkooda waxaan ka dareemaa culays daran sida in wax ay xiran yihiin oo kale waxaan rabaa inaan ii sheegtaan waxa sidaas keeno fadlan. Jawaabta: Xaniinyaha waxaa lagu tiriyaa meelaha ugu nugul jirka raga, marka wax yar ay gaaraan […]