Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa

Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa

Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa Su’aasha: Marka hore salan sare. Marka xigta, Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa mise waa uun la iska jiidjiidaa?. Jawaabta: Saan kusoo sheegay su’aasha Jimicsiga xubinta ragga in jiidjiididda ay muhimsan tahay xataa hadduu qalayl yahay, waxaa kaloo la […]

Xubinta ragga sidee loo jimicsiiyaa

Xubinta ragga sidee loo jimicsiiyaa

Xubinta ragga sidee loo jimicsiiyaa Su’aasha: Nio waxaan maqlay ka in guska la jimicsiiyo aroorti xilliga hore marka sidee loo jimicsiiyaa. Jawaabta: Jmicsiga xubinta ninka waa arrin caan ah oo dad badan ay sameeyaan, waxaana la ogaaday 1970-kii waxtarka uu leeyahay jimicsigaas, waxaana lagu magacaabaa jmicsiga lisidda, xubinta ninka wax la lisaayo oo kale ayaa […]

Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay

Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa'ido u leedahay

Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay Su’aasha: Nio aroortii hore markaan soo koco bahalkayga waxaan ku daliiga saliid macsarada marka subixii hore sow uma wanaagsana in guska aan ku daliigo si iu firfircooni u helo. Jawaabta: Nin dhalinyar aan xaas qabin kulama talinayo inuu sidaas sameeyo taas waxay u […]

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda

Daawada geedka ninka bararisa mageceed

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda Su’aasha: walaal dawada guska lagu buufiyo ee balac ahan bararisa ee weyneysa mageceed mida kale hadan ku buufiyo mu weynaanaya ila biyaha iga imadan wax dhib ah maleedahay. Jawaabta: Way jirtaa daawo careem ah oo geedka nink lagu weyneeyo xiliga galmada kaliya noocyo badan ayaa jira waxaa ugu caansan nooc […]

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa Jawaabta: Guska dhuuban ee dheer sidee ku weyneeyaa balac ahaan uga dhigaa mid buuran. Jawaabta: Nin kaste qaab ayaa loo abuuray, way adag tahay in si daa’im ah looga dhigo geedka ninka mid balaaran ama buuran, waa laga yaabaa da’da iyo galmada inay wax yar ku daraan balaca laakin […]

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa

Saliid macsarada xubinta ninka qaabkay u dheerayso

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa Su’aasha: Walaal subax walba markaan soo koco waxaan xubintayda taranka u isticmaalaa saliida macsarada oo aan ku jimicsiiyo hadana waxaan dareemaa markaan ku daliigo guska kacsi waali ah marba mar ka sii dambeysana waxaan xubintayda ku arkayaa inay sidii hore ka dheeraaneyso marka saliid macsarada […]