Riyada qof kasta ma fasiri karaa

Riyada qof kasta ma fasiri karaa

Su’aasha: Asc waxaan doonayaa in aad iga jaahil bixisaan Riyada Qaabka loo fasiro waayo Riyada ma ahan wax rasuulka Laga soo xigtay fasirkeeda maxaayeelay waxyaalaha lagu riyoodo Sabanadan ma ahan wax jiray waguu rasuulka dunida saarnaa sida Diyaarad Su,aaasheyda waxay tahay Maxaad u baahan tahay Si aad u noqoto mufasir Riyo Cid kastase ma noqon […]

Riyooyinka is khilaafayo ma wada saxan yihiin

Riyooyinka is khilaafayo ma wada saxan yihiin

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur waxaa jirta Dhowr Riyooyin oo aad Ii fasirteen riyooyinka qaar waxay ahaayeen qeyr kuwana Shar Qaarkood waan arkay qaarna wali ma arkin Hadaba waxaan is waydiiyey Riyooyinkan is wada Khilaafsan kuwana qeyrka ah kuwana sharta ah sidee u wada dhici karaan Tusaale ahaan waxaan ku riyooday aniga oo indhaha nabro iiga […]

Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Su’aasha: waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya iyo anigoo riyo ku jooga wadaanka somalia lkn waxaan jogaa sweden waxaana la yaaba riyada igu soo laab labaneso markasta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qalbigaaga inuu aad ugu xiran yahay soomaali waadna tagi doontaa, riyadan soo noqonoqonayso waxay tusaysaa inay xaqiiqo tahay soomaali ayaad u xiistay […]

Riyada ilaa waqti intee ay furmi kartaa

Riyada ilaa waqti intee ay furmi kartaa

Su’aasha: Asc webka Daruur aad u mahadsan tihiin waxaan doonayey inaan idin waydiiyo Laba Su,aal 1 waxaan nin ka maqlay in Riyada ay tahay 5 ilaa 10 beri wax kugu dhacaya wixii ka dambeeyana Riyada aysan jirin 2: Aabahay ayaa Wuxuu igu riyooday aniga oon dhalan Suuradeyda Hada aan leeyahay ayaa la tusiyey Wuxuuna arkay […]

Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Su’aasha: Wll riyo guusha aan ka keenay maxay noqon kartaa dad iga soo horjeedaan miyaa ka guulaysan doonaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhab ahaan guusha ku sugayso haddii aad arrin faraha kula jirto waxbarasho ama shaqo ama ganacsi ama wax kale guul ayaad ka gaaraysaa inshaa Allaah, farxad ayaad heli doontaa, riyada wax guul laga […]

Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Su’aasha: jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584. Jawaabta: Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa: https://daruur.com//?s= Marka aad soo dirto su’aasha […]

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo Riyada: ASC, Xalay waan ku riyooday anoo doonaaya in aan dilo nin caayey nebigeena suuban SCW. Riyada dhexdeeda ayaa waxaa iga soo hor baxay anoo meel maraaya koox rag ah oo uu ku jiro mid budhwayn sita, ninkaa budhka wayn sitaa wuxuu afla-gaado […]