Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon Ku riyooday sijaayad sijaayadaas waxay ahay mid dheer ana waxan is iri riyada dhexdeda sijaayadan waa ay Ku anfacaysa Ramadan Ka ayaad ku seexan ood iku fidin xiliga AAD cibadesanayso maadaama sijaayada aysan u gaabnen kuwa kale tan at ahayd mid dheer riyadaydu waa taas. Jawaabta: Sijaayad ama salli waxaa lagu […]
Riyada Anoo xaako iska tufaayo?

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday ano afka xaako iisoo buuxsantay hadana iska tufaayo maxaa lagu fasiraa iiga jawaaba. Jawaabta: Riyada qofka tufaya xaakada waa riyo fiican, wuxuu ka bixi doonaa dhibaatooyinka haysta haddii dhib haysto wuxuu heli doonaa wax fiican wuxuu ka raaxaysan doonaan mashaakilka haysta, haddii deyn lagu leeyahay wuxuu helaya faraj iyo barwaaqo, […]
Riyada qof asoo shaqo helayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo shaqo cusub helay lacag fiican qaadanaya ayna soo dhaweynayaan gabdho iyo wiilaal meesha ka shaqeeyo. F.G. Ani hadda shaqo wan haysta lacag fiican waan ku qaata balse kuma qanacsani. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto hanti iyo firficooni oo aad ku gaarayso jago sare, qofka hadduu arko […]
Hadii quraanjo riyo lagu arko iyadoo guri joogto

Su’aasha: Aqalkan galoo waxan ku arkaa qudhanjo yar yar oo mad madow waliba welashay gashaa maxaa lagu tilmami karaaa qudhanjida yar yar ee badan qalkayga ka so dhax buxsamaysoo! Jawaabta: Su’aashaada hadday dhab tahay oo aan riyo ahayn quraanjada waad iska og tahay wax keeno waxay soo raacdaa cuntada iyo sonkorta. Haddii ay riyo tahay […]
Waxaan riyo ku arkey wiil aan khadka isku baranay

Su’aasha: waxaan rabey inaad ii fasirtaan waxaan riyo ku arkey wiil aan saaxiibo qaali ah aanahay oo aan waligey toos u arkin qadka uun iska baraney oo aan salaamaayo aniga waliba xabadka isgalineyno Jawaabta: Waa riyo fiican oo tilmaamaysa inaad heli doonta wax kaa farxinaya, riyada salaan waa nabad iyo wanaag qof ay la soogudboonaanayaan […]
Fasirka riyada kaxaynta gaariga iyo riixidda

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo gaari ka xaynaya marna riixaya marka maxaa lagu fasiira marka qof gaari uu wado marna uu riixaya. Mahadsanid wllo. Jawaabta: Gaariga marka riyo lagu arko wuxuu astaan u yahay wax lagu gaaro danta ama lagu badbaado, qofkii ku riyoodo asoo gaari saaran ama kaxaynaya dantiisa ayuu gaarayaa. […]
Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaad riyadaan ii fasirtaan riyadan ah, xaley ban waxaan ku riyooday anigoo shubmaya oo saxarada iga socoto xitaa waxaan awoodi kari waayey riyada dhexdeeda inaan musqusha gaaro. Jawaabta: Riyada shubanka badan waxay tilaamaysaa hanti xaaraan ah iyo fasahaadinta hantida, qofkii ku riyoodo isagoo shubmaya […]
