Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay

Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay

Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay Riyada: Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhabta inay soo bixi doonto. haddii ay jirtay arrin laysku haysto inay caddaan doonto ama wax qarsoonaa in dadka oo dhan ay ogaan doonaan.   The dream indicates the reality will come […]

Cilmiga fasirka riyooyinka iyo kutubta ugu muhiimsan

Cilmiga fasirka riyooyinka iyo kutubta ugu muhiimsan

Cilmiga fasirka riyooyinka iyo kutubta ugu muhiimsan Su’aasha: Waan salaamayaa dhammaan hawlwadeennada webka Daruur.com. run ahaantii webkani wuxu noqday qayb noloshayda kamid ah cilmi badanna waan ka faaiiday allah baa mahadleh kadibna hawlwadeennada. Wll su aashaydu waxay tahay fasirka riyooyinku ma cilmi si gaar ah loo bartaabaa mise waa hibo ilaahay uu siiyo qayb kamid […]

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Su’aasha: Nio markalaa kugu soo laabtee iga raali noqo takale mararka qaar waxaan riyo ku arkaa anoo meel joogo hadana meeshii aan joogay is badalayso ama qof aan la joogo hadana uu qofkii uu is badalaayo oo qofkale uu noqonaayo marka riyadaaso kale macno ma sameysaa. Jawaabta: Inta badan riyada noocan oo kale waa riyo […]

Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Su’aasha: scw qofkii riyo ku arko asoo boorso weyn wato boorsada waxa ku jiro ma oga riyada boorsada maxay noqon kartaa. Jawaabta: Boorsada waxay tilmaamaysaa marka riyo lagu arko safar waxaa kaloo ay tilmaamaysaa mustaqbalka waxa uu kuu xambaarsan yahay, illeen boorsada waxaa lagu keenaa alaab qofka hadiyad ahaan loogu dhigayo ama alaab kale oo […]

Riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya

Riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya

Su’aasha: Asc wll riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya waxan ahay hooyo rer leh Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid darajo sare xagga diinta sidoo kale ubadkaaga in ay noqon doonaan dad Alle ka baqaya oo dadka waaninaya, riyada waa khayr iyo bishaaro.

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Su’aasha: Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo riyo sanad ka hor aheyd iyo mida bilkahor aheyd midi dambeysey masoo hormari kartaa mise sidey ukala horeeyaan ayey iskugu xigaa. Jawaabta: Way soo kala hormari karaan way dhici kartaa riyooyinka qaar inay soo daahaan oo ay gaaraan dhowr sano, oo riyo kale aad aragtay degdeg […]

Riyada sida loo fasirto may noqotaa

Riyada sida loo fasirto may noqotaa

Riyada sida loo fasirto may noqotaa Su’aasha: Asc waxaan maqlay in Riyada sida aad u fasirato Shar iyo qeyrba ay noqoto waxaa jiro riyooyin Laga gaabsado sheegistooda oo Laga duceysto hadii aad sheegtidna sida lagu fasiray noqonayo Hadaba hadii aan wax xun ku riyoodo in aan qariyo ma xal bey iitahay hadii wanaag loo fasirose […]