Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadin soomaaliyeed

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadan soomaaliyeed

Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa. Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo […]

Waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray

Waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray

Su’aasha: Asc walal saakay salaada subax kadib waxan ku riyooday anoo badbaadinaya madaxweyne Farmaajo oo la soo weeraray kadib waxan sitay pastoolad waxana tooganayay ragga madaxweynaha soo weeraray waan badbaadinaya madaxweyne kadib waxan u imanaya laba wiil aan saxiibo nahay isla shaqeyna waxana la cunaya bariis iyo Kaluun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad shaqo fiican […]

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la'yahay ilaa maanta

Sirta Ikraan Tahliil Faarax loo la’yahay ilaa maanta   Soomaali waa wadan aan amaan ahayn xataa qofka dowladda ka shaqaynaya kama nabadgalo cidda uu u shaqaynayo. Soomaali waa meel qofka laga disho jagada uu hayo haddii uu ku nool yahay meel beeshiisu ku yar tahay ama aysan jooginba. Somaali waa duur oo dugaag dadow ay […]

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka

Fahad Yaasiin

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka Marka dhabta la taabto dadka soomaaliyeed waa dad la hagayo oo la haysto, wadanka waxaa laga maamulaa dibadda gaalo iyo carab iyo afrikaan ayaa iska haysta, dadka siyaasiyiin isku sheegaya waa sida lo’ dibiyo badan ay fuulayaan mid cadaan baa iska haysta midna carab midna afrikaan. Marka […]

Farmaajo wuxuu dhahay intaan barakiciye noqon lahaa waxaan ahay badbaadiye muxuu ka wadaa

Farmaajo wuxuu dhahay intaan barakiciye noqon lahaa waxaan ahay badbaadiye muxuu ka wadaa

Su’aasha: Madaxweynaha sharciyadiisa muranku ka taaganyahay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu xaley jeediyey qudbad u muuqatay mid la soo jarjaray oo qaladaadka laga soo faafreebay marka qudbadiisii waxaa ku jirtay in dalka ay qasayaan shisheeye iyo siyaasiyiin uu sheegay inay daba dhilif u yihiin shisheeyaha marka hadal jeedintaas Farmaajo sameeyey maxaa laga tilmaami karaa maxaase laga […]

Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan

Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka

Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin. Waa su’aal u baahan in jawaab loo helo. Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka mucaaradka. Madaxweynahan oo xukunka qabsaday 1990-kii wuxuu doorashooyinka ku guulaystay 6 jeer sida la sheegay, wayna iska caddahay waa […]