Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay Ducada maalinta Carafa waa duco la aqbalo, waa maalin aad u fadli badan, waa fursad aad u weyn qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ka faa’idaysto fursadda maalintan, waa maalin Ilaahay addoomaha ka xoraynayo naarta, waa maalin dambiyada uu u dhaafayo addoomaha oo dhan muslimiinta ah. Ducada maalinta Carafaad […]
Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات

Macnaha xadiiska إن لربكم في أيام دهركم نفحات Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka loogu daliilsado bisha ramadaan, waxaa soo galaya waqti kaste qiime badan u leh cibaadada Alle waxaa ka mid ah bisha xajka la guto, sidoo kale maalmaha uu ilaahay ku amaanay kitaabkiisa. Xadiiska wuxuu leeyahay: ( إِنَّ لِرَبِّكُمْ عَزَّ وَجَلَّ فِي […]
Fadliga soonka uu leeyahay iyo ceddeynta xadiiska من صام رمضان

Fadliga soonka uu leeyahay iyo ceddeynta xadiiska من صام رمضان Soonka wuxuu ka mid yahay camalka niyadda laga qabto, qofka marka uu sooman yahay lama ogaan karo inuu si dhab u sooman yahay, kaliya waxaa daalacanaya Allaha abuuray, maxaayeelay qofka asoon loo jeedin ayuu cunto cuni karaa ama wuxuu cabbi karaa biyo, laakin qofka marka […]
Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay

Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay Soonka wuxuu ka mid yahay tiirarka islaamka shanta ah Alle wuxuu ku waajibiyaya umadda islaamka siduu ugu waajibiyay umadaha kale naga horreeyay Allw wuxuu leeyahay: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ} (Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyay […]
Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo Qof muslin oo sooman in la afuriyo ma aha wax yar, waxaa laga helaa ajar aad u weyn, ajirka laga helo axadiis ayaa sheegtay, wayba ka sii daran tahay marka uu yahay qofkaas qof dan yar ah. Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- waxa uu […]
