Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa

Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa Su’aasha: asc magaceyga waa maajid maalin maalmaha kamid ah waxaan la fadhiyey sxbadey waxaan ka hadleynay Arimo diini ah soon ayeyna aheyd aniga waxaan keenay Laba su’aal oo ilaa iyo hada aniga iyo Sxbadey aan waynay cid inoogu jawaabta Sxbadey qaarkood waa ahlu diin xataa waxaan […]
Ari baadi ah haddaan eey ka dhiciyo oon gowraco diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Asc waan idin salamay bahda darur media iyo akhristaha hadan ugada galo su,asheyda waxan rabaa inaad ii kala cadeyso hadaan Ri oo baadi ah cida iskalehna la ogeyn oo asigana ey qaninay oo dhiman raba ama sikale aan u irahde oo dhimasho ku dhaw yahay aan xalaleyo yacni bireeyo markas kadibn aan dariska u […]
Gaal Soomaaliyeed oo diinta Islaamka loo bandhigay

Su’aasha: Asc wll waxaan la hadlay nin gaal ah waxaan rabah inaa diinta islaamka u bandhigo wax kasta markaa u sheegay ayuu yiri bible ka waxa uu sheegayaa in nabiyada qaar been yihiin sida diinta nabi muhamed scw ciise ayaa ilaahay ah ayuu yiri waan kaga adkaaday oo waxaan u sheegay wax badan markaas ayaan […]
Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa

Su’aasha: Waxaan jeclahay barashada xadiiska waxaan rabaa inaad ii sheegtaan kitaabada ugu fiican aan ka bilaabi karo intaanan u gudbin kutubta waweyn. Jawaabta: Waxaa fiican inaad ka bilowdo kutubta yaryar sida ay isugu xigaan: كتاب الأربعين النووية عمدة الأحكام جواهر البخاري رياض الصالحين بلوغ المرام نيل الأوطار مختصر صحيح مسلم التجريج الصريح Kadib u gudub […]
Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Su’aasha: jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584. Jawaabta: Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa: https://daruur.com//?s= Marka aad soo dirto su’aasha […]
Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa

Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa Su’aasha: Waxaan aad u jeclahy cilmiga xadiiska luqada carabigana wan aqaaan culumada kutubta xadiiska meel fiican maka gaadhi karaa. Jawaabta: Luqadda carabigaa ayaa fure u ah cilmi kaste ka mid ah culuumta diinta islaamka, cilmiga xadiiska wuxuu ka mid yahay culuumta ugu muhimsan sida cilmiga musdhalaxa, cilmiga rijaalka, […]
Naag madaxweyne ma noqon kartaa diinteenuse maxay ka qabtaa?

Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo su’aashan naag madaxweyne ama hogaan ummadeed ma noqon kartaa hada dalka Tanzania waxaa madaxweyne ka noqotay gabar muslimad ah hadaba diintu maxay ka dhahday arintaas. Jawaabta: Diinta islaamka nidaamka xukunka waa ka duwan yahay nidaamyada hadda adduunka ka jira, islaamka marka hore ma qabo xudduudaha dhex yaalla dowladaha […]
