Fadliga qiimeynta dadka waaweyn

Fadliga qiimeynta dadka waaweyn Diinta islaamka waa diin ku dhisan naxariis iyo wanaag. Waa diin qofkii arko qiimaheeda horay kasoo galaya, dadka in la tixgaliyo diinta way ku boorisay, gaar ahaan dadka danyarta sida dadka waaweyn iyo ilmaha yaryar iyo dumarka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay in la tixgaliyo dadka waxaa ka mid ah axaadiistan […]
Qiimaha wanaajinta deriska

Deriska meel weyn ayuu ka joogaa diinta islaamka, qofka muslinka waxaa la faray inuu wanaajiyo deriskiisa, Alle subxaanahu watacaalaa wuu u naxariisanayaa qofka ku dhaqma diinta fariimaheeda. Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (مَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلاَ يُؤْذِ جَارَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلْيُكْرِمْ ضَيْفَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ […]
Fasirka aayadda قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي

(قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي إِلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ دِينًا قِيَمًا مِّلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ) (Dheh wuxuu igu hanuuniyey rabbigayga jid toosan diin sugan oo diintii (Nabi) Ibraahim isagoo toosan oon gaalada ka mid ahayn). Aaayddan waxay tilmaamaysaa inaysan diin kale jirin Yuhuud iyo Krishtaan iyo diimaha kale dhulka ee meelo badan ka jira […]
Dadka hada joogo aakhiro maxay uga cabsan la’ yihiin

Su’aasha: Qufkasto waxa uu jecel yahay in uu hormar gaaro lkn ma ii sheegi kartaa sababta qufkasto ee dunidaan ku nool u door bidey nolol wanaagsan inuu ku noolaado aakhirane la ilaawo taasina waxa ay dhacdey qarniyada dambe qarnigii Nabi Muxamed SCW dadka aduunka ma aysan jecleen oo aakhiro ayeey ka baqanayeen dadka hada joogo […]
Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka

Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka بسم الله الرحمن الرحيم Magaca ilaahay barakadiisa ayaan ku bilaabaynaa Ilaahay isagaa mahad dhamaannteed iska leh .rusuulkana nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaato iyo dhamaan ehelkiisa iyo saxaabadiisa , ilaahayaw adigaa xumaan ka dheer , cilmi ma lihin waxii aad na bartay mooyee ,adigu waxaad tahay ka cilmiga […]
Habka Wada-tashiga islaamka

Habka Wada-tashiga islaamka بسم الله الرحمن الرحيم Magaca ilaahay barakadiisa ayaan ku bilaabaynaa Hor-dhac Macnaha wada-tashiga. Waajib-nimada wada-tashiga. Xuja-nimada wada-tashiga. Muuqaalada wada-tashiga Laamaha wada-tashiga. Hor-dhac Wada-tashigu waxa uu ku dhex leeyahay nolosha ummaddaha iyo bulshooyinka ahmiyad wayn,maamul iyo nidaam kasta oo raba khayr iyo guul, doonayana cadaalad,sinaan, jecelna nabad,xasilooni ,barwaaqo,rabana inuu la dagaalamo dulimiga,dig-taatooriyada ,waxa […]
Xuquuqda Islaamku siiyay Dadka

Xuquuqda Islaamku siiyay Dadka Barkada magaca ilaahay ayaan ku bilaabaynaa ,nabad iyo naxariisina rasuulka ilaahay korkiisa ha ahaato. Dhab ahaan islaamku waxa uu ku eegay Dadka aragti saraysa oo ay weheliso waynayn iyo sharafidi,waxana arintaa iftiiminaya aayadan : (وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِي آدَمَ وَحَمَلْنَاهُمْ فِي الْبَرِّ وَالْبَحْرِ وَرَزَقْنَاهُمْ مِنَ الطَّيِّبَاتِ وَفَضَّلْنَاهُمْ عَلَى كَثِيرٍ مِمَّنْ خَلَقْنَا تَفْضِيلًا) […]
