Dhakhtar ma adaa si an awoodeyda usoceliyo

Su’aasha: siigada waan joojiye walina awooda ima so laaban hadii an dhakhtar tago oo an dawa qaato si an agoodeyda u soceliyo dhib miya ikeneysa. Jawaabta: Haddii aad guursan rabto waad aadi kartaa laakin haddii aadan guur diyaar u ahayn hadda dhakhtar maxaad ka rabtaa, haddii aad awooddada soo ceshato hadana xumaanta ayaad ku laabanaysaa, […]

Siigada iyo lafaha jirka

Siigada iyo lafaha jirka

Siigada iyo lafaha jirka Su’aasha: siigaysigu awooda jidhka iyo lafaha dhibaato ma ugaystaa. Jawaabta: Guud ahaan siigada qofka marka uu badsado jirkiisa dhib ayay soo gaarsiisaa taas way iska caddahay waayo biyaha mar kaste layska saaro waa nafaqo layska saarayo, marka qofka awooddiisa way daciifaysaa, indhaha xitaa dhib ayay u keenaysaa, sidoo kale xagga nafsiga, […]

Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay

Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay

Su’aasha: Asc wll nin gym dhigta ayaan ahay doobna waan ahay caadadiina waan bartay bishii 1 halmar hadaan sameeyo is badal jir iyo nafsi ahaan ma is badalayaa iyo caqli ahaan Bishii halmar aniga oo aan macaan sanaynin Hadaan iska daayo waayo dareenkayga wuu joogaa lkn maalmaha kle wuu i qabtaa Lkn dhagool ayaan iska […]

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Su’aasha: Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka. Jawaabta: Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah. Marka […]

Seego la’aan ma hurdi karo maxaad igula talinaysaan

Seego la'aan ma hurdi karo maxaad igula talinaysaan

Su’aasha: Siigada muda ayan waday ila heer ay noolal malmedkeyga kamid noqotay hada dowr bilod kahor ayan bilabay inaan joojiyo lakin isbuucyo marki àan kamaqnado heer waxaan gara àan seexan wayo illa àan sameyo marki àan sameyana qomamo ayan dareema maxa xal ah. Jawaabta: Xalka waa inaad go’aan adag ka gaartaa, haddii aad go’aan ka […]

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah Su’aasha: Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah mustaqbalka dhib ma u geysaneysaa. Jawaabta: Siigada in badan ayaan kasoo hadalnay dhibka ay leedahay iyo sida loo joojiyo. Lix sano ma yara haddaad siigaysanaysay, waxa ugu fiican lagu joojiyo waa go’aanka adag. Halkan […]

Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto

Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto

Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto Su’aasha: Faham yarida ruux yarantisi fahmad laha mudana siigeysanayay hadana damin noqday ma lais dihii kara siigada aya sabab u ah siigadu se maskaxda masameysa. Jawaabta: Fahan yardida sababo badan ayaa keeni karaa laakin sababka ugu weyn waa mashquulka maskaxda, qofka siigaysanayo maskaxdiisa aad ayay ugu mashaquulaysaa […]