Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay Noloshiisa Gabi Ahaanba Jidhkayga Way Baabisay Hada Waxaan Dib Uga Qoomameeyaa Sanadahaan Samayn Jiray Siigadu Waxay Ibartay Cashir Lama Ilaawaana Waxaan Samayn Jiray 5 Sano Hada 2 Sano Maan Samayn Laakiin Wali Wax Isbadal Ah Ma Hayo Mida Kale Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Talo […]
Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa

Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa Su’aasha: 𝘼𝙖𝙛𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙇𝙖𝙜𝙪 𝘿𝙝𝙚𝙭 𝙅𝙞𝙧𝙤 𝙈𝙖𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙔𝙖𝙖𝙗𝙖𝙖 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗪𝗮𝘅 𝗗𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝘁𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗮𝗵 𝗞𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗵𝗶𝗻 𝗟𝗮𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗮𝗱 𝗝𝗼𝗼𝗷𝗶𝘀𝗼 𝗗𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝘁𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗙𝗮𝗿𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗚𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗞𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗬𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗝𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯 𝗪𝗰𝗻 𝗗𝗿 Jawaabta: Qofka marka uu wax ku macaansanayo dhibka ma dareemo waa sida qof hurdaya oo kale oo riyo macaan badan ku jira […]
Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Su’aasha: Walaal Waxaa Dhibaato iga haysta dhanka Timaha “Siigada” Waxay Noqdeen kuwo Gaduudan Si bilaashna U daata Fool xumana Badan Waxaan Jeclaan Lahaa Inaad Ii faaideeso Cumtooyin Aan Ku nAfaqeen Karo Timahayga. Jawaabta: Timaha daata sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah qofka walwal iyo murugo markay qabsadaan sabab ayay u noqon kartaa taas […]
Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah

Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah Su’aasha: Aac Dr. Magaceygu wa saadaq Dr waxaan ku weydiinayaa waxaan ahaay qof ahaay qof daily u siigeysta illaa muddo marka dr waxan go.ansadey ina iska joojiyo waana ku dhaqaqey arintas hadda waxaa moogahay muudo asbuuc iyo badh marka waxa caqabad igu noqotey kaadida markey iqabato […]
Siigada dhererka qofka miyay joojisaa

Su’aasha: Siigada dhererka qofka miyay joojisaa Mahadsanid wllo Jawaabta: Qofka marka uu soo korayo jirkiisa wuxuu u baahan yahay vitamiino kala duwan iyo nafaqo badan siduu usoo koro, hadduu siigo barto asoo yar waxaa laga yaabaa inay saamayso koritaankiisa ama dhererka ama awoodda jirka, dhakhaatiir badan ayaa arintaas baaritaan ku ogaaday, ilmaha 12 sano jirka […]
Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano

Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano Su’aasha: Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano waxaa doonaya in aan iska dhaafo waxaan rabaa in ogaado mudda aan ka kabsan karo cadadaas xun. Jawaabta: Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay iyadoo faahfaahsan waxaad ka raadin kartaa webka daruur. halkaan […]
Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo

Su’aasha: Waxaan isku arkay markay dadka sheekeysanayaan waan fahmaa oo waan la socdaa balse qofka markuu aniga sheekada ila soo aado maba fahmo waana ku caajisa hadalkiisa taasi maxay ka dhigantahay wll wlhi qofka iisheekeynaya badi maba dhuuxi karo nuxurka hadalkiisa in yar oo aan ka fahmo mooyee markaasaan iska dhigaa inaan la socdo wuxuu […]
