Seegada iyo cabsida bulshada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: dhowr sano ayan siigo samaynayay mar dhow waxan isku arkay cabsi daran oo dadka an ka baqayo, siiba meel bulsho marka la joogo dadka ayaan ka cabsanayaa yaxyax iyo qajal daran ayan dareema ma laha dhihi karaa sigada ayaa sabab u ah waxa an dareemayo segada ma keni kartaa qofka inu dadka ka baqo. […]
Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento Su’aasha: walalyaal marka salan marka labad waxan maqlay siigada lagu siigaysto saabuunta guska dhib weyn ayay u kentaa qofka waxaa laga yaabaa inu naqdo madhalays arinkas maxa ka jira? Jawaabta: Saan dhowr jeer soo sheegnay siigada dhib ayay qofka u keentaa guud ahaan, xaga caafimaadka qofka siigaysta wuxuu noqonayaa […]
10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato Dhibka ay seegadu raga u geysato. 10 dhib ay seegada raga u keenayso halkan ka arag. Raga marka seegada “siigada” ay daa’imaan wax badan ayaa soo gaara oo dhib waxaa ka mid ah: 1- Xididaha xubnaha taranka oo daciif noqda, waayo gacanta la mid ma aha meesha […]
Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican

Sidee loo reebaa siigada akhriso daawada ugu fiican Siigada waxay ka dhalataa shahwada badan shahwada marka ay jirkaaga ku badato kacsi ayay kuu keenaysaa marka meesha waxaa ka bilaabanayso siigo. dhaliyarada doobka ayaa u badan siigada wiilal iyo gabdhaba marka qofka furo albaabka siigada way adag tahay inuu xiro. waxaa su’aal ah sideen isaga celiyaa […]
8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto Raganimada ma aha wax sahlan, waa wax qaali ah, raganimada waxaa laga wadaa hadda awoodda galmada ama qancinta naagtaada aad ku qancin karto raaxada sariirta. Sideed arrin ninka raganimada ka burburiso oo caafimaadka jirkiisana dhib u keento iyo daawada raga Dhakhaatiirta waxay sheegeen siddeed waxyaalood oo ay dadka qaar […]
Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay. siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]
