Qalooc baan ku arkay geedkayga Siigada ma qaloocisaa

Qalooc baan ku arkay geedkayga Siigada ma qaloocisaa Su’aasha: Qoorahaygu Wuu Maroorsamay (Qaloocsamay) Waliba Dhanka Midig Ayuu UMaroorsamahay siigada Kahor Wuu Toosnaa Intan Siigada Kudhexjiray Miyaan Dareemin Qaloocaa Laakiin Markaan Siigada Joojiyay Een Mudo Ka maqnaa Ayaan Qaloocaa Isku Arkay Xitaa Hadaan Kacsado Maroorku Kama Ba.ayo Waxa Arintana Waxaa iikeentay Siigadii Hada Waan Joojiyay Xubinkaygaa […]
Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa

Su’aasha: Siigada badan xubinka taranka ragga ma adkeysa mise waa jilcisaa?? Jawaabta: Siigada badan ninka geedkiisa way hallaysaa waxay ka dhigtaa mid daciif ah mustaqbalka aan shaqo qaban karin, sidoo kale ninka wuxuu ka qaadaa biyabax degdeg, raga siigada badan markay guursadaan badankooda guurka way ku fashilmaan, maxaayeelay waxay usoo barteen raaxo qaldan oo aan […]
Ninka geedkisa cabirka ugu fican u naagtisa ku qancin karo

Ninka geedkisa cabirka ugu fican u naagtisa ku qancin karo Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan ninka geedkisa cabirka ugu fiican u xaaskisa ku qancin karo wa imisa teda kalena cabirka geedka ugu fiican e ninka shahwadisa sii toos ah ugu shubi karo gabadha sii ay uur uqaado wa nuuce fahfaahin iga siiya […]
Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah

Mar dhow ayaan guursaday geedka ayaa iga damo maxaa xal ah Su’aasha: Waxan jiraa 29 mar dhow ayaan gursaday waa galmada ugu horayso aan naag la sameyo waa xaskayga waligay naag ma u tagin, waxan isku arkay guska oo si xoog aan u taagsanaanaynin muda galmada ay socoto marka hore wuu taagmaa kadib wu damaa, […]
Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa Su’aasha: Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa. teeda kale […]
Waa maxay kacsiga beenta

Waa maxay kacsiga beenta Su’aasha: su’aal aan qabaa waxaan maqlaa mararka qaarkooda kacsiga beenta hadaba ma iga jaahil bixin kartaan kacsiga benta maxaa kaga wadaa. Jawaabta: Sida la og yahay kacsiga waa midka wadaya nolosha guurka ama raaxada guurka oo qancisa ninka iyo xaaskiisa. haddaba muxuu yahay kacsiga beent? kacsiga beenta waxaa laga wadaa kacsiga […]
