Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda

Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda Daawada kacsiga dadka qaato waxaa uga fiican cuntada dareenka kacsiga keento, maxaayeelay daawada kiimika ayaa laga sameeyay kaniiniga galmada xoojiya wuxuu kuu keenayaa waxyaalo kale. kaniiniyada kacsiga lagu xoojiyo waxay kor u qaadaan cadaadiska dhiigga marka dadka da’da weyn waxaa laga yaabaa inayba dilaan. tusaale ahaan kaniiniga Fiyaagara […]
