Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo

Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo Su’aasha: SCW. walaalayaal waxan isku arkay arin iga nixisay xaaska marka an galmo la samaynayo isla marki biyaha way iga soo daatan hal minit xataa ma dhamo marka labaadna maba ii kacayo guska ilaa mudo gaaraysa hal maalin marka ila taliya maxaan sameya sidee biyaha loo raajiyaa […]
Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban

Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban Benefits of honey and ginger Alaab dabiici ah u roon dumarka qabooban. Dumar badan ayaa ka sheegta dareenyari taasoo rag badan ay dhibto oo ay ku xambaarto inay naag kale guursadaan ama qaarkooda ay xumaan ku dhacaan. marka naagta u baahan inay awooddeeda si dabiici ah usoo […]
Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso Su’aasha: waxaan maqlay saliid seytuun aad bay ugu roon tahay galmada arrinkaas maxaa ka jira hadii ay se jirto arintaas sidee loo adeegsadaa. Jawaabta: Saliidda seytuunka waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xididaha dhiigga, waxay waasicisaa xididaha dhiigga mara, sidaa awgeed dareenka ayay kordhisaa taasna waxaa […]
Cuntada raga arooska u roon

Cuntada raga arooska u roon Carabta qoolleyda waxay kariyaan qaab cajiib ah, dalalka carabta aad baa looga jecel yahay hilibka qoolleyda, waxaa la siiyaa raga arooska ku cusub ama raga raba inay awooddooda kacsiga xoog u yeelaan. Waxaa la keenaa qoolleyda inta la gowraco oo laga nadiifiyo baalasha markaas iyadoon la jarjarin ayaa la dhexgalinayaa […]
Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka

Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka Raga iyo dumarka mararka qaarkooda waxaa qabsada arrin oo murugo u keenaysa guurka kaddib, arntaas oo ah qofka inuu gudan waayo waajibka ka saaran qofka kale. marka hore raga ayaan ka bilaabaynaa. ninka marka uu guursado waxaa uu galaya sheeko cusub oo ah raaxada gogosha, inta badan dadka kuma […]
Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa

Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa Su’aasha: Waxaan ahay nin 27 jir ah, waxaan guursaday gabar 19 jir waxaan qabaa in ku dhow sanad iyo bar, marka caadi waan fiicnaa galmada way ii toosneyd laakin bilahan dambe waxaan isku arkay inaan awood u heli waayo qancinta xaaska, wuxuu iga damaa guska marka aan galiyo cambarka […]
Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa Su’aasha: Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa. teeda kale […]
