Ninkeyga maxaan ku xoojiyaa ila taliya

Su’aasha: walaalo wan idin salay salan ka dib ninkayga wuxuu la’yahay inuu dareen fican helo marka aan wada raxaysanayno isla markii wuu daalaa waxan ka wada raxada sarirta markii hoe sidaas ma ahayn, waqti badan ayu sameyn jiray galmada hadda neeftuur badan ayuu ka dareema marka uu samaynayo marka maxaa la dhihi karaa daawo ah. […]
Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa Su’aasha: Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib […]
Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada Beerka waa cunto leh burutiin aad u badan, beerka idaha iyo kan ariga iyo lo’da iyo geela xataa beerka digaaga inkastoo aysan soomaalida cunaynin beerka lagasoo saaro digaaga, carabta aad bay u jecel yihiin midka doorada waxaa lagu magacaabaa قوانص . Beerka asoo waxtarka caafimaadeed leh haddana aad buu umacaan […]
Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]
Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha

Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha Dad badan soomaali ah waxaa laga yaabaa inaysan cunin madaxa xoolaha ama wadnaha ama xiniinyaha ama caloosha ama carrabka ama maskaxda. Laakin waxyaalahan aan soo sheegnay waxay leeyihiin faa’idooyin badan aan lasoo koobikarin. Waxaa la sheegay carrabka iyo xiniinyahay inay raga aad ugu roon yihiin. Waxay badiyaan biyaha manida, ninka […]
Cuntada dunida ugu qaalisan

Waa maxay Caviar? Caviar waa ukun uu dhalo kalluun lagu magacaabo Acipenseridae afka ingiriiskana Sturgeon ayaa loo yaqaanaa waxaa laga helaa badda Caspian Sea u dhexaysa Azerbaijan iyo Iran iyo Russia iyo Kazakhstan iyo Turkmenistan Muxuu jirka u taraa Caviar ?. Waxaa la sheegay inuu waxtar weyn leeyahay wuxuu siiyaa jirka awood aan maskaxda galaynin […]
Kalluunka saliidda lagu dubo dhibka uu keeno

Kalluunka saliidda lagu kariyo dhibkan ayuu jirka u keenaa. Kallaaunka qaabab badan baa loo sameeyaa waxaa ugu caansan labo qaab oo ay dadka u badan yihiin in biyo lagu kariyo iyo in saliid lagu dubo . haddaba yaa fiican labadan qaab in loo sameeyo mallayga waxaa la sheegay malayga saliidda lagu dubayo inuu dhib u […]
