13-ka faa’ido oo laga helo basasha

13-ka faa’ido oo laga helo basasha Basasha maxay qabataa oo maxaa laga helaa. Qoraalkan ayaa kuu caddeynaya basasha faa’idooyinka laga helo waana sida soo socota: 1- dheefshiidka ayay u roon tahay, cuntada ayay shiiddaa. 2- xasaasiyadda ayay qofka ka ilaalisaa. 3- qabowga iyo hargabka ayay u roon tahay. 4- lafaha ayay xoojisaa. 5- timaha ayay […]
Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka “La Tomatina” waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo yaanyo ah. feestadaas waxay ka dhacaysaa tuulo la dhaho Buñol oo raacsan gobolka Valencia ee dalka Spain. Yaanyada waxaa […]
Cuntada jirka iyo nafta

Cuntada jirka iyo nafta I think you feel hungry when you see this best meal. but dont forget the food that good for your health is fruits and vegetables. Cuntada marka ay tahay mid kaladuwan waxay jirka u keentaa tayo iyo awood. siiba cuntada qudaarta iyo furuudka […]
Guurka raga cuntada jecel

Guurka raga cuntada jecel Raga qaar waxay u guursadaan cunto macaan inay helaan waliba waxay raadiyaan dumarka aad u yaqaana cunta kariska. cuntada meel weyn ayay ka taagan tahay ragaas, dumarka ku habboon waa kuwa xariifka ku ah cuntada. sheekada maanta ka jirta waxay tahay soomaalida inta badan ma qiimeeyaan cuntada. laakin rag badan ayaa […]
Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay Waxaa laga yaabaa bulshada soomaaliyeed inaysan qiimaynin caleenta geedka canabka. laakin dunida meel weyn ayay ka joogta dalal badan ayay tahay cuntada ugu macaan badan oo lagu martisooro dadka la jecel yahay. Caleenta canabka waxaa lagu duubaa bariis iyo hilib shiidan markaas ayaa lagu kariyaa maraq waxay noqonaysaa cunto […]
Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]
Rootiga ugu weyn adduunka eeg

Sawirka baraha bulshada ka yaabiyay. Rootiga ugu weyn caalamka halkan ka raga, waa rooti qaab weyn loo dubay oo yaab kaa dhameynayo Rootiga miisaankiisa adiga qiyaas ninkan mooto ayuu ku wadaa. mararka qaaarkooda waxaa loo sameeyaan waxaan oo kale si caalamka dacaayad ahaan loo soo jiito.
